Aqoon Kaal : Macluumaad la xiriira Computerka (Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan)

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, December 31, 2010 | 23 Jawaabood

| »

Qaybtan waxay ku saabsan tahay macluumaadka la xiriira computerka.

AqoonKaal.com waxa uu halkan ku soo gudbin doonaa macluumaadka la xiriira computerka.



Murti Soomaaliyeed oo ku saabsan AQOONTA:

Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan

ama

Aqoon La’aani Waa Iftiin La’aan


AQOON KAAL

Waa website Aqoon Kororsi ku saabsan cilmiga Computerka oo lagu baranayo Afka Soomaaliga.

Waxaan baran doonaa:

barashada casharka html

barashada computerka

baro sida loo sameeyo website

sida loo sameeyo website

| »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Bookmark and Share

23 Jawaabood

  1. ahmed says:

    a/s/c walaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin allaah ha
    idinka abaal mariyo hawshaan balaaran

    • bakaal bakaal says:

      aad iyo aad ayaan ugu baahanahay in aan barano xirfaddaha computerka si aan waxweyn u qabsano hadii allle yidhahdo walllaal

  2. abdale says:

    a/c walaal mark hore waa Idin salaamay salaan kadig
    Waxaa Mahad Leh Alle. idnkuna Aad iyo Aad baad u mahadsantihin 100%
    waxaad qabteen howl aad u wayn masha-allah Ilahy ha idinka Abal mariyo
    Suáal baa qabaa fadaln waxa rabaa inan barto Web Design
    Yacni Inaan Website dhiso sameeyo oo aan caadi hadwad ugaleiyo waxaa bartaaa HTML marak waxaa dhameyey
    Tag Badan sdia Sawiro lagaloy cod loogaliyo iyo farta lo badalo 1,2,3, loo samyo waxaa igu adkaaday Frameset ka fram yada qaabkee u baran karaaa fadaln isoo sheega Mahadsaneidinn ama qofkii yaqaan .

    • Maxamed Cali says:

      A/c: Walaal Abdale aad ayaad u mahadsan tahay, waana guul in aad intaas baratay. Qorshaha casharadan aan hadda wado ayey kamid tahay in aan dhisno website, muuqaal u samayno, markaas hawada u dirno ama website ku daabacno insha Allah. Marka aan hordhaca cashadadaan TAG-gga inta suurtagalka ah marka aan dhameeyo ayaan hawshaas gelayaa insha Allahu tacaalaa.

      Mahadsanid

  3. abdifatah mohamed yare says:

    ad iyo ad ayu u mahadsanyahay aqoonkaal faidada uu no faideynayo dhanka taclinta waxan leyahay aqoon kaal ajar iyo xasanad allaha ka siyo fa idada aa no faideynayso

  4. abdifatah mohamed yare says:

    wax barasho free ah aa nasisay thanks

  5. Ali Nur Mohamed says:

    Asc, walaalaha isku kallifay in ay umadooda u adeegaan hadana usoo saaray barnamij mira dhal ah baahi wayna loo qabay waxaan leenahay jazaakumu laah khayr.
    waa intaasood ugala sii dhowaatiin.
    kollay anigu insha allaah hadda ka dib aqoonkaal ayaan usoo doonanayaa wixii computer aan uga baahdoee aqoon ah intii aan ka heli karo ee sii dadaala insha allaah, asc,

  6. saadiq says:

    waan salamayaa dhamaan aradayda aqoon kaal iyo macalimiinta sharafta mudan aad aad by u mahadasan yihiin

  7. dulayxa says:

    Asc wr. wb. barakallaahu fiikum walaalaha inoo soo diyariyay casharradan oo waliba af-somali inoo gu tarjumay
    aad iyo aad baana idinku mahad celinaynaa. waxaana idin leenahay maanta kaalin wayn ayaad ka gasheen horumarinta dhalinyarad somaliyeed ee haddaalina hana caajisina hore u socda idinkoo xisaabsanaya wanaga samaynaysaan (ilahay xaggiis).

  8. Maxamed Somali says:

    Wad salamantahay macalin Maxamed Cali,wad ku mahadsantahay aqoonta aad nagu kordhisay,ALLAH hakaa abaal mariyo.

  9. Axmed Daauud says:

    Waan idin salaamayaa intaa dabadeed waxaan u baahanahay in aan bilaabo barashada computerka aniga oo u baahan inaan ku barto af somali,markaa waxaan idin waydiinayaa sidaan ku heli lahaa barashadaa computerka,idinka oo ii cadaynaya sifaha aan ku heli karo inay tahay free charge iyo inay tahay charge iyo halka la soo dhigi karo.

    waxaan idinka sugayaa jawaab wanaagsan.

    • Maxamed Cali says:

      ASC Walaal barashada cilmiga la xiriira computerku waa mid ballaaran ee qaybtee ayaad dooneysaa in aad bilowdid si markaas fikrad aan kaaga siiyo insha Allah.

  10. cabaas gurey says:

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    dhaman walalaha shabakada salan ka dib aad ayaad umahadsantihiin faidoyinkan muhiimka aha aad inoogu soo gudbiseen afkeena somaliga walalayaal waxan idin leyahay jazaa kumu allah kheyran w/c

  11. omar says:

    slc

    Wlaalayaal marka hore aad baan idinku mahadinyaa hawshan wacan e aad qabateen isla markana wakhtigiinii qaliga haa u hurteen idinkoo waliba la jeclaaday walallihiina somalyeed inaad si lacag la aana ad ugu soo diyarisaan halakan runtii xasnad rabi ha idinka siiyo, aamiin

    waxan doonayaa in aad iga cawisaan si ay iigu fuduudaato barashdiisu, waxan dhwaan bilaabay oo aan wadanka uk ka bilabay barshada computerka lefal 2 IT Tecnician oo ah software iyo hartwere markaa websayka aan ka dhgano waa cisco.netcard yay isticmalaan waxaan qaataa maadooyinkan soo socda, IT cisco Essentials. leval 2 Networks. Trooble shooting. security. software,operating systems,programing software,software installation,hardware & software installtion. waa intaa waan ku waresanay inkastoo aan dadalayo dhibkuna waa luqada oo kalado idhbaan iyo macalimiinta oo qabaka ay wax noo barayaan aanu fiicnayn ana dowlada yaa iga bixisa oo waan iska dhmaysanayaa, markaa bal iga soo cawiya , waxaan rabaa bilow ilaa dhmaad tusaale mid mid in an u barto siday u kala horeeyaan
    tusale kan ram ba la dhahaa shaqadiisu waa sidan kan hard dariver ba la yiraa shaqadiisu waa noocan, idinkaa yaqna isoo cawiya Emailka i soo dhiga isja laah
    jazakalah slc

  12. Daada ali says:

    Asc ustaad maxamed cali wan ku salamey adiga iyo asxbata ku tixan web kan ustadow su’asha an ku weydinayo waxey tahay

    1:waxa ey kala yihin data iyo information
    2:farqiga u dhaxeyo RA0 iyo ROM
    waxa fila ina wedinteda tixgalin dontid oo aad iga so jawabi dontid

    • Maxamed Cali says:

      Asc walaal mahadsanid, jawaab

      Data: waxaa Data loo yaqaan xog aan habaysnayn oo isku dhex yaacsan. Information waa xogtii oo la nidaamiyey. Tusaale ahaan imtixaan uu hal arday galay waa Data, laakiin buundooyinki ardayda oo dhan oo la nidaamiyey waxay noqonaysaa information

      Ram iyo rom waa awoodda iyo xusuusta ee computerku awooda u siinaya in uu furo dhawr barnaamij hal mar taas oo ah RAM, halka ROM Uu yahay kan suurtagalka ka dhigaysa in computerku daaro barnaamijyo asalka ah

  13. khaalidshiine says:

    asc waankusalaamay ustaad maxamed cali
    waxaan ku diinlaha sida losamayo e-mail lada nuucan camal ah sida magac@webkaaga.tv
    side loo abuuraa ustaadow mahadsanid

    • Maxamed Cali says:

      Asc walaal emailka noocaas ah waxaa laga sameeyaa martigeliyaha websiteku kuugu jiro, adeegga marka aad kiraysanaysey ayaad weydiinaysaa inta email ee ay kuu ogolyihiin, markaas ayaad samaysankartaa

  14. maxamed cumar mayow says:

    waxan hambalyo udirayaa aqoon kaal waa website fcn hmblyo

  15. first of all waxaan u mahad celinayaa allaha subxana watacaalaa 2nd waxaa mahad balaaran u jeedinayaa maclin mohmed ali iyo dhamaan bahda aqoonkaal oo isu xilqaamay in ay hormariyaan aqoonta ardayda soomaliyeed iyo inta jecel barasha technology-yada waxaan idin lee yahy allah ha idin la garab galo hoowshan balaadhan ee misana quruxda badan aad u heesaan shacbiga soomaaliyeed aamiin Amiin Amiin

  16. eng farah mohaned says:

    marka hore waxaa salamaya bahda isku dabada riday iskuna xilqaantay inee bulshadeeda jahliga ka saarto waxaan dhahaa kor u sii qaada dadaalkiina alle neh ajar iyo xasanaat ha niiga siiyee tanxegta qofkasta oo webkaan soo booqda misana ogaado jaaniskaan ha gaarsiiyo walahi iyo bulsha weeenta u bahan hadana aan ka war qabin thanks mogadisho

  17. najeeb beehaani says:

    aad bad u mahad san tihiin

  18. mohamed ali. says:

    asc.marka hore waxaan u mahad celinayaa allahaa subxaanahuu wata calaa.
    oo noo suurtagaliyay inaan helno website aan waxka barano masha allaah.
    marka xigta waxaan u mahad cilinayaa walaalkeena ama walaalaheena oo
    waqti gooda noo huray sii aan wax ogu fa.ideysano.waxii ilaah baray.
    waxaan idin le,yahay dadaalkiina meesha kasii wada ilaaheey qeer adin siiyo.amiin wabilaahi towfiiq.

Jawaab u qor Maxamed Somali