Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 6aad

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Wednesday, July 20, 2011 | 11 Jawaabood

« | »

Casharkan waa kii 6aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign Ku Baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com..

Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout).

Video-ga hoos ka daawo:

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Halkudheg:

Bookmark and Share

11 Jawaabood

  1. mustafe says:

    Walaalahay bahda aqoonkaal aad iyo aad baad u mahadsan tihiin casharada qiimaha badan ee aad bixinaysaan.

  2. xuseen says:

    asc waad mahadsantihiin bahda aqoon kaal alle ajar ha idina siiyo hawhaad haysaana miisaanka xasanaadka ha idiin saaro
    waxaan codsanaynaa macalin in casharada aad noola soo dhakhsataan intii awoodiina ah

  3. Cabdulahi Ibrahim says:

    Asc Ustaadi waad salaman tahay
    Ustaadi waxaan rabaa inan su,aal kaa weydiiyo casharka lixaad qeybta logo iyo banner marka aan soo qaado logo iyo banner oo aan dhigo file ka Images ka dibna aan qoro xeerkii la maraayey ma soo muuqdo sawirka maxaa keeney ciladaas.
    mise waxaan u baahanahay Domain Name Server (DNS) mise Internet ayaan u baahanahay haddii labadaas dhan u bahneyn ma waxaa jira software lagu soo sameeyo logo da iyo banner ka oo suurta galinaayo inuu sawirka ka soo muuqdo Browser ka ustaad waxaan fileyaa inaad i fahantey ciladeydana ii sheegi doontid waad ku mahadsan tahay waqtiga aad noo hurtey jawab deg deg

  4. Cabdulahi ibrahim says:

    Asc Ustaad Maxamed Ali waan kaaga mahad celinyaa sida hagar la,aanta ah oo aad noogu soo diyaarisey casharada qiimaha badan
    intaas ka dib ustaadi waxaan rabaa inan ku weydiiyo su,aal horey aan kuugu soo direy oo aheyd waxaa ii shaqeyn waayey qaabka banner ka iyo logo da looga soo muujiyo browser ka ma waxey u baahan yihiin Domain Name Server(DNS) mise Internet
    haddii labadaas aan kor ku soo sheegey aan u baahneyn maxaa iga qaldan oo iiga soo muuqan waayey browser ka haddi ay jirto software loo is ticmaalo in sawirka ama sumada ka soo muuqdo browser ka waxaan jeclaan lahaa in aad ii sheegto software ka
    Mahadsanid Jawab deg deg ah ayaan ka sugeyaa

    • Mohamed Ali - AqoonKaal says:

      Sida caadiga ah waxaa khaladku ka iman karaa in wax ka khaldan yihiin sida aad isugu xiriirisay sawirka iyo htmlka, marka hubi SRC

  5. Cabdulaahi ibraahim says:

    Asc Ustaadi Mahadsanid marka kowaad marka xigta sawirka haduu yahay logo caadi ah mise sawir uma baahna miyaa Domain Name Server (DNS)
    waan ku laban donaa haduu Alle idmo wixii kala soo kulmo dib ayaan kuugu soo laban dona waxaana kuu soo diri doonaa qaabka aan linkiga u sameyey
    Mahadsanid

    • Mohamed Ali - AqoonKaal says:

      Ma garan karo waxaad DNS gaar ah ugu baahantahay logo, waa sawi caadi loogu xiriirinayo html, fadlan ii faahfaahi sabata adigoo mahaadsan

  6. Cabdulahi Ibrahim says:

    Asc Ustaadi waad ku mahadsan tahay sida aad ii saxdey waxaa iga qaldanaa SCR ayaan u qorey linkiga sida saxda ahna waa saad sheegtey SRC waan ku guuleystey in aan sharaxo webpage ka haddii ay macquul tahay waxaan rabey inaan kuu soo diro qaabka aan u sameyey website ka si aad iiga soo saxdo waayo qoraalo qaar ayaa dhanka sawirka iga marey
    haddii aad ii soo diri karto ciwaan gaar ah oo aan kugu soo diro webpage ka
    mahadsanid jawab wacan ayaan kaa sugaa

    • Mohamed Ali - AqoonKaal says:

      website haddii aad ku daabacday linkigiisa iisoo qor halkan, haddii taasi kuusuurta geliweydo iigu soo dir emailka ku qoran qaybta contact ee webkan

  7. asc ustad wxaa i qabsady error yar qaasatan casharka 6aad e wepdsign.
    marka LOGO and BINARY asoo galiyo masha allah wee i shaqenayan lkn logo masiin karo height or width kaliya wxee sawirka logo da cabirka oo asiga yahy oo qadana jwb wcan

    • Mohamed Ali - AqoonKaal says:

      xeerka aad adeegsaneyso halkan kusoo qor si aan isula eegno meesha cilladu ka jirto

Qor Jawaabtaada