SPAN: Sida hal weer ama hal tuduc loogu sameeyo Muuqaal gaar ah – Casharka 13aad

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Tuesday, April 12, 2011 | 1 Jawaab

« | »

Casharkan waxaan ku baran doonaa xeerka SPAN oo suurtagal ka dhiga in qayb kooban am aweer ama tududc loogu sameeyo muuqaal ama naqshad u gaar ah.

Xeerka DIV ee aan casharkii hore kusoo baranay waxa uu ahaa in naqshad loo sameeyo waax ama qayb ballaaran oo website ah, laakiin xeerkan SPAN wuxuu kaga duwan yahay waxaa naqshad loogu samaayaa weer ama tuduc kooban.

Video-ga hoos ka daawo:


Xeerarka CSS

[sourcecode language=”css”]
.muuqaalgaar {
color: #FFFFFF;
background-color: #000000;
}

#caanaha {
color: #0000FF;
background-color: #FF0000;
}

[/sourcecode]

Xeerarka HTML

[sourcecode language=”html”]

<p>Qoraal meel muuqaal gaar ah leh
<span id="caanaha">caano</span>,
<span class="muuqaalgaar">subag</span>
</p>
[/sourcecode]

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Halkudheg:

Bookmark and Share

1 Jawaab

  1. hasan says:

    walaalo maxamed ali aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay casharadan faaiidada leh allah hakaa abaal mariyo amiin,
    walaal waxaan jeclaystay inaan kaa codsado, hadii aad iyagana noo diyaarin karto casharo javascript ah si loo sameeyo smart webpages waayo JS waxay ka mid tahay waxyaabaha aanay ardayda somaliyeed sidaa u sii fahan sanayn marka lagaa yyimaado html

    aad baad u mahadsan tahay walaalkay mahamed ali.

Qor Jawaabtaada