Webdesign Ku baro Af-Soomaali: Hordhac

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, July 8, 2011 | 8 Jawaabood

« | »

Casharkan waa hordhaca casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com..

Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout).

Video-ga hoos ka daawo:

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Halkudheg:

Bookmark and Share

8 Jawaabood

  1. Ciise maxamuud yar says:

    waa ku mahadsantihiin qaybaha kale noola soo dhaqsada insha allah howl wacan baa haysaaan.
    Guul baa idin rajaynaynaa iskuulkeena halkee buu noqday waayo waxbadan baa ka faaiidnay oo aan kala soconaa.
    balse qaybaha kale ee casharkaan maalmahan aad soo gelinaysiin ama haduu isbuucle yahay maad inoo soo sheegtaan si aan ula socono

  2. buuwaaye says:

    Asc maanta waxaad isoo xasuusisay fuundiyadii somalia ee guryaha dhisi jireen, sababtoo ah intaan guriga la dhisinin ayay horta dejin jireen naqshada guud designing stage sida guriga inta qol uu ka koobnaan doono iwm.

    Suaal, Engineerka naqshada dejinaayo iyo midka bulkeetiga iyo shamiintada qasaayo waxay kala ahayeen laba qofood, laakiin markaad websiteka dhisaysid labadaba ma adigaa isku ah?

    • Maxamed Cali says:

      Asc: Mahadsanid dhambaalkaaga. Waa sidaad u garatay Fuundiga waxa uu samayaa naqshadda. Website hab fikir ahaan waa sida guriga oo loo baahan yahay bulukieeti iyo shimiito. Adigu marka aad baratid farsamadaas ayaad go’aan ka gaari kartaa in naqshada aad samaysid ama qof kale sameeyo, qofkalena code-ka ama xeerka lagu dhisayo sameyo, qof kalena u qaabilsanaado faafinta ama xayaysiiska.

  3. Asc wr wbr. Inj. Maxamed Cali Salaantaas walaaltinimo kadib waxaan kugu salaamay mid macalin-nimo.

    Kadibna waxaan ALLAAH kaaga baryayaa inuu caawintaad nacaawisay Uu miisaanka xasanaadka kuugu daro.

    Intaa kadib Macalin waxaan aad ugu wareeray sidaan casharada HTML ku baro afsoomaali kahelo iyagoo isla socda Yacni Hordhaca markaan dhagayso oo deedna kan xiga ku dhufto Haga-ha meel kale buu ila aadayaa.

    MB.
    GÖTEBORG.

  4. osman says:

    waxaad ku mahadsantihiin sida sharafta leh aad u wacyi gilisii dadayoowga ,ama umaadda soomaaliyeed oo ciil ugu baqtiyay barashada computerka,
    waxaa aragtaa dad adiga kaa badiyo in ay kuula wadaagaan computerkaaga .oo kaa wasaqeeya ,marwalbo
    oo aanad u fiirsankarin si raaxo leh ,oo ay xataa u soo gataan daabacaad oo ay daabacdaan waxaad bara bneeysid .jecelna in ay sidaa mishaaharo been ku qaataan iyo dulmi .haddaba waxaan idinka codsanaa,si loogu xanibo komputerkeyga dadka jiiraankeeyga ah ,oo markaa furto furta kooda oo heysto psasswoorkeeyga ,waxaan rabaa in aad iiga gargaartiin sida ugu dhaqsiyaha badan ,iyadoo youtube ah iyo qoraal intaba ,wallahu waliyo towfiiq. mahadsanidiin

    • Maxamed Cali says:

      ASC walaal halkaas ii faahfaahi, ma waxaad ula jeedaa khadka internetkaaga (sida Wireless) oo ay dadkale kula wadaagaan?

  5. Abdirahman says:

    waad Ku MahadsanTihiin WaaaalaYaaaal
    Alle Ha IdiN Xafido

Qor Jawaabtaada