Casharro

Sidee Qoraallada lagu daabaco Website (WordPress) si toos ah ugu soo bixi karaan Facebook?

wordface

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida Qoraallada lagu daabaco Website ku shaqeeya WordPress sidee si toos ah (Automatic) Facebook uga soo bixi karaan? Waxaa jira habab iyo barnaamijyo badan oo suurtagal ka dhiga in qoraallada lagu daabaco website-ka ku shaqeeya WordPress ay si toos ah uga soo bixi karaan ama ugu daabaci karaan... Sii Akhri... »

Tab & Xeelad: Sida Loo Duubo Shaashadda Computer-ka

duubis

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida loo duubo shaashadda computer-ka (oo loo duubiya sida Video), waxaana baran doonaa farsamada la adeegsado iyo barnaamijyada loo baahan yahay si video la duubayo uu u noqdo mid tayo leh. Maadaama casrigan uu computer-ku muhiim u noqday faafinta cilmiga iyo macluumaadka kala duwan, waxaa siyaadey... Sii Akhri... »

WordPress Plugin: Sida loo sameeyo Suaalaha iyo jawaabaha QUIZ

quiz

Casharkan waxa uu ku saabsan yahay sida loo sameeyo su’aalo iyo jawaabo u qoran qaabka imtixaanka (QUIZ) ayadoo la adeegsanayo barnaamijka WordPress, gaar ahaan waxaan adeegsan doonaa barnaamijyo lagu siyaadiyo WordPress (Plugin) kuwaas oo sahlaya sida loo sameeyo suaalaha oo akhristayaashu ka jawaabayaan.. Qaabkaas su’aalaha... Sii Akhri... »

Video: Casharka 7aad ee OpenOffice: Xisaab Xirka Mashruuc ama Community

oocashar7

Casharkan oo daba socda casharradii hore waxaan ku baran doonaa qaab fudud oo loo maareeyo, loona xisaabin karno kharashka soo xerooda iyo kharashka baxa ee mashruuc ama jaaliyad (Community) iwm. Waxaana casharka ku muujin doonaa qaab xisaab ah iyo shaxan ama graph isku xiriirsan. Video ka daawo halkan (blipTV) ama Halkan (mp4). Ama... Sii Akhri... »

Video: Casharka 6aad ee OpenOffice: Sida loo sameeyo Shaxanka ama Chart

oocashar6

Marka la samaynayo shaxan (chart) waxaa muhiimad la siiyaa xogta la soo bandhigi doono iyo dhambaalka ay xambaarsan tahay in uu noqdo mid si fudud loo fahmi karo. Casharkan ayaana ku baran doonaa sida loo sameeyo shaxan ka tarjumaya xogta aan doonaynayo in la muujiyo. Shaxanka la samayanayo waxa uu leeyahay noocyo kala duwan,... Sii Akhri... »

Video: Casharka 5aad ee OpenOffice: Xisaabinta Boqolleyda iyo Sakada

oocashar5

Casharkan waxaan ku baran doonaa guud mar ku saabsan hab xisaabedka boqolleyda inagoo adeegsan doona OpenOffice Calc. Waxaan xisaabin doonaa inta boqolkiiba lacagta la faa’iidey marka asaaska laga dhigo lacag raasumaal ah oo alaab lagu iibiyey, isla markaasna alaabtii  lasii iibiyey oo lacag laga macaashay. Waxa kale... Sii Akhri... »

Video: Casharka 4aad ee OpenOffice: Nidaaminta iyo Samaynta Warqad Xisaabeed Guud

oocashar4

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida loo sameeyo xaashi (sheet) xisaabeed cusub ee oo lagu qorayo xisaabta guud ee ka imanaya  dhawr waraaqood. Marka la adeegsanayo barnaamij xisaabeedka OpenOffice, waxaa marar badan loo baahdaa in la sameeyo dhawr xaashidood oo lagu qoro xisaabo kala duwan, kaddibna hal xaashi lagu soo koobo... Sii Akhri... »

Video: Casharka 2aad ee OpenOffice: Isku darka xisaabta

oocashar2

Casharka labaad waxaan ku baran doonaa waxyaabaha asaaska u ah adeegsiga barnaamij xisaabeedka OpenOffice Calc, gaar ahaan sida la isugu daro xisaabta iyo sida loogu qoro: Qoraalka (Text) Xisaabta (tirada), iyo Qaacidada (Formula) Waxaan casharkani muhiimada saarayaa asaaska hore ee isku darka xisaabta ayadoo la adeegsanayo... Sii Akhri... »

Ku Soo Dhawaada Website AqoonKaal.com oo dib u habayn lagu sameeyay

cexceel

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Akhristayaasha qiimaha badan waxan la socodsiinaynaa in dib u habayn lagu sameeyey website-ka AqoonKaal.com. Waxa kale oo dib u habayn lagu sameeyey casharrada aan halkan ku soo gudbin doono ee la xiriira Cilmiga Computerka iyo Farsamada Casriga ah oo ku qoran AfSoomaali, si aan... Sii Akhri... »