Aqoon Kaal: Qaybta Waxaad ku daabaci doonaa macluumaadka Teknoolojiyada
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Qaybtan AqoonKaal.com waan ku daabaci doonaa macluumaad wixii ku saabsan Technolojiyada, Intii Allah na waafajiyo.
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Faafin: AqoonKaal.com
Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook
waxaan rabaa inaan computer aan barto anigoo aanay qarash iigaga bixin insha alaah waxaan filaan inaad isoo aqbali doontaan
Asc walalayaal aad ayaad u mahad santihiin sida wanaagsan ee aad nooga caawisaan Barashada Computerka.
Anigoo ah Ahmed aad ayaan u xiisaynayaa in aan barto Computerka oo aan noqdo Informatiker hada waxaan dhigtaa school lagu barto computerka laakiin language aan ku barto ayaa aad iigu adag waa Germany language inshaa alaah waxaan rajeynayaa codsigayaga in aad iga aqbali doontaan
Asc shabakada aqoon kaal wad salaman tihiin
Wad ku mahad santihin saad bulshada ula dadalay siin waxanna kamid ahay ardayda barna mijkan kutixan,
asc gaar ahaan waxaan salaamayaa macalinka
anigu makaceega layiraahdo farxaan baraamijkaan waxbadan ayaan kafahmay waana kumahadsantihiin
waxaan adinleeyahay barnaamijo badan kusoo dara, asc nabadkalyo
ASC walaal mahadsanid walaal, waana ku dadaalayaa in aan barnaamijyo badan kusoo daro.
waad ku mahad santihin walalayalo bulshada saad wax ubartin
ASC Mahadsanid walaal Daahir.
noo siyaadiya haddii alla idmo
ASC walaal waad ku mahadsantihiin sidaad wax u barteen dhalinta af soomaliga ku hadla aad iyo aad ayaanu wax uga faa.idnay cashardan
thanks teacher
waad mahad san ti hiin waayo bul shada soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankeenii hooyo mahaystaan wax waxbarasha
sidaa darteed Waad ku mahad san tihiin dadka oo aad si biilaash uga faa idaysanaya
bismilaahi raxmaani raxiim wabihi nastaciinu calaa umuuri dunyaa wadiin wasalalaahu wasallama calaa man laa nabiya bacdahu Asalaamu caykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu waad ku mahadsan tihiin wakhtigiina qaaliga ah ee aad siiseen walaalihiina soomaaliyeed waxaanan idiinku dhiiri galinayaa in aad dadaalkaa halkaa aad ka sii wadaan allaahna waxa aan idiin waydiinayaa in uu miisaanka xasanaaadka idinku daro waadna mahadsan tihiin markale wabillaahi towfiiq wasalaamu calaykum waraxma tulaahi wabarakaatuhu
aad iyo aad ayaad umahadsantihiin walaalaha aqoonkaal