Image Map: Sida Loo Sameeyo Sawir Khariidadeed – Casharka 20aad

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Thursday, April 21, 2011 | 8 Jawaabood

« | »

Casharkan oo ah kii 20aad ee casharada xiriirka ah ee HTML iyo CSS ku baro Af-Soomaali ee Aqoon Kaal, waxaan ku baran doonaa sida loo sameeyo Image map ama sawir khariidadeed, taas oo ah sawirka oo qaybokamid ah laga dhigayo meel marka la riixo kugu xiriirinaysa baal ama bog khaas u ah qaybtaas.

Arrintaas waxaan la kaashan doonaa barnaamijka GIMP oo lagu agaasimo sawirada.

Video-ga hoos ka daawo:

Macluumaad La Xiriira Casharka

– Barnaamijka GIMP waxaa laga soo rogan karaa website-ka: http://www.gimp.org/

Xeerarka HTML

[sourcecode language=”html”]

<img src="khariidad.jpg" width="400" height="220" alt="kharidad" usemap="#addunka" />

<map name="adduunka">

<area shape="rect" coords="139,78,252,190" alt="africa" href="africa.html" />
<area shape="circle" coords="266,28,41" alt="asia" href="asia.html" />
<area shape="poly" coords="168,31,189,33" alt="yurub" href="yurub.html" />
<area shape="poly" coords="23,36,67,33,121" href="ns.html" />
</map>

[/sourcecode]



« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Halkudheg:

Bookmark and Share

8 Jawaabood

  1. Mohamud says:

    asc macalin wan ku salamay
    waxan jeclan lahaa inan ku waydiiyo barnaamijka aad u isticmaashid in aad casharada ku duubtid waa nuuce?
    plz!

  2. abdilahi says:

    asc bacda salaan aad ayaan idiin salaamayaa
    anigoo doonaya hada inaan ka faaiidaysto casharada aad ibixisaan kana bilaabo ONE sidee ayaan ubilaabi karaa walaalayaal inigoo iga raaliya ?waad mahadsan tihiin dhamaantiin

    • Maxamed Cali says:

      Asc: Walaal Cabdullaahi marka hore mahadsanid, tankale casharada bilowgooda ka eeg dhanka hoose ee bogga hore meesha ay kuqorantahay PAGES: 1, 2, 3, 4, 5 iwm.

  3. barre says:

    macalin waan ku salaamey .
    waad ku mahadsan tahey sida qiimaha leh ee aad waqtigaaga qaaliga ah aad noogu hurtey.
    macalin qaarad walba feyl html ah ayaan usameeyey, markaan qaaradaa tagana far carada kabadan oo aan lagaraneyn ayaa iisoo baxeysa. macalin arinta iga jaahil bixi adoo mahadsan sidii qaaradii aan save idhi iigu soo bixi laheyd.

    ascw.

    • Maxamed Cali says:

      asc walaal qoraalka maxaad ku furtay ama ku eegtay, tusaale ahaan haddii sawir aad ku furtid Notepadd++ waxaa soo baxaya far aan la aqoon, sidaas daraadeed hubi nooca qoraalka iyo barnaamijka aad adeegsaneysid si aad u eegtid

  4. Abdinasir says:

    Assalamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu
    salaan kadib waxaan jeclaanlahaa inaan wax ka ogaado casharada webdesign waan kala fahmiwaayey markiiaangalay hordhaca ama casharka koowaad waxa uu i leeyahay raadi casharkii kan ka horeeyey e sidee baa wax ka yhiin casharada talo iyo jawaab iyo halkii aan ka bilaabi lahaa waad mahadsan tihiin

    • Maxamed Cali says:

      asc, walaal dhanka midig ee websiteka ka eeg lambarkak casharka aad rabtid, tusaale ahaan casharka 20aad waxaa ka horeeya kan 19aad, marka linkiyada midigta ka eeg lambarka.

Qor Jawaabtaada