DIV: Sida hal Naqshad loogu sameeyo waax kamid ah bogga – Casharka 12aad

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Monday, April 11, 2011 | Jawaab

Casharradii hore waxaan ku soo baranay sida qayb gaar ah loogu samaayo naqshad. Casharkanna waxaan ku baran doonaa sida hal naqshsad loogu sameeyo qayb ballaaran ama waax kamid ah qoraalka websiteka.

Waxaan adeegsan doona xeerka DIV oo suurtagal ka dhigaya in la dhex gelin karo xeerar kale oo HTML oo dhammaantood qaadan doona naqshadda loo sameeyo DIV.

Video-ga hoos ka daawo:

Xeerarka CSS

[sourcecode language=”css”]
.xoolaha {
background-color: #CCEE00;

#badda {
background-color: #00EECC;

[/sourcecode]

Xeerarka HTML

[sourcecode language=”html”]

Cinwaanka qaybta qoraalka

Qoraal halkan ku qor

Baaragaraf kale

Cinwaan qayb kale ee qoraalka

Qoraal halkan ku qor

Baaragaraf kale

[/sourcecode]

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Halkudheg:

Bookmark and Share

Qor Jawaabtaada