AQOON KAAL : Sida Cod MP3 ah Loo Duubo Magarafoon, Looguna Xawilo Website – Q.1aad
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Casharkan oo dhexyaal u ah casharadii xiriirka ahaa ee Aqoon Kaal waxaan ku baran doonaa sida codka loo duubo, isla markaasna looga dhigo MP3, kaddibna lagu xiriiriyo Website-ka, loona xawilo Internetka.
Waxaan adeegsan doonaa barnaamijka AUDACITY oo ah lacag la’aan.
Video-ga hoos ka daawo:
- FG. Haddii aad joogtid Shiinaha ka daawo YouKu (Halkan)
Qaybta 2aad ee cod duubista ka daawo halkan
Macluumaad la xiriira Audacity
– Audacity ka soo rogo: http://audacity.sourceforge.net/
– Barnaamijka LAME MP3 ka soo rogo: http://lame.buanzo.com.ar/
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Faafin: AqoonKaal.com
Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook
asalamucalay kumwarax matulahi wabarakatu salankadib
aad bankusalamaya sxb marka saxiib side logu diri kara hotmail hadi aan dono in an qof hotmail kiiisa cod ugu dubo
tas bal iso fah fah sxb ado mahad san 100 ad ban urac da wabka wax badana wan ka fahmay marka wan kusalamaya marla bad wana kuducayna yaa sxb ifiyo akhiraba ilahay ha ka abal mariyo casharka ok
wabilahay towfiiq
A/c: Walaal cashar labaad ayaan duubay oo ku saabsan codka, http://aqoonkaal.com/tech/audacity2/ kaas ayaad ka heli doontaa jawaabta sida codka loogu diro Email, insha Allah.
Mash’allah waa barnaamij aad iyo aad u faa’iido badan, waxweyn ayaadna umadda u heysaa, walalayaal meesha kwada, waxaan kaloo aad u jeclaan lahaa in aad kusoo dartaan qeybo aan aniga shaqsiyan aad u xiiseeyo oo ah Video Editing iyo weliba Picture iyo Text animation oo loo badali karo Video.
Waad mahadsantihiin Marlabaad.
waan idiin salaamay bahda aqoonkaal sxbayaal waad mahadsan tihiin boqol kiiba boqol aniga barnaamijkaan waan bartay lkn aniga ma aqaano ingilshka waan ka xumahay lkn sidaas ay tahay wax ayaan kabartaa micnaha aya aqoonkaal sameeyso darteed ayaan ku bartaa dadaal kiina siiwada teeda kale aniga waxaan rawaa inaan sameysto wabsit mana aqaan sidaan horay idiinku sheegay ingilish maxaan sameegaa jawaabta iigu soodira emailka gmailka ama hotmailka meeshi idiin fudud mahasanidiin
ASC Walaal Cabdicasiis marka hore mahadsanid. Tan dhismaha website si aad fikrad uga qaadatid daawo casharada HTML iyo kuwa Webdesign ee ku jira AqoonKaal, waxaa kaaga bidhaamaya inaad ka qaadatid aragti asaas ah, mahadsaanid.
asc wwbr walaal waad mahadsantahay ilaahay hakaa abaal mariyo sida aad wax noogu faaiideeyneeyso, waxaan rabay in aan ku weeydiiyo wax video ah oo horay aad u duubtay marijaa oo ku saabsan sida youtube loogu duubo cod macnaha sida qaabka adiga aad hada isticmaaleeysid oo kale hadii eey jawaabta maya tahay fadlan waxaan kaa codsanayaa in aad barnaamijkaas noo soo galisid hadii eey haa tahayna seen ku heli karaa waad mahadsantahay
As salama calaykum waraxmatulahi webarakatuhu.
Marka hore ALLAH (SWT) baa mahad iska leh
http://aqoonkaal.com/audacity/ waxaan lee ahay ilahay caqliga caafimaadka iyo cilmiga ha idiin siyaadiyo waxaanan ku faraxsanahay sida qiimaha badan eed ii fahamsiisiin aqoon wakhti badan iga qaadan lahayd. waanad ku mahadsantihiin.
waxaan idinku dardar galinayaa inaad halkaas aad ka sii waddaan dedaalka aad ugu jirtaan sidii soomidu ay ugu xidhnaan lahayd teknooloojiyadda cusub waxaanana markale idinku hanbalyaynayaa shaqada wanaagsan eed ku jirtaan
waxaan ku soo goobaabinayaa Adduunku uu guuray ee ayaan laga hadhin geediga horow wada
viva http://aqoonkaal.com/audacity/
macalin waad mahdsantahay sidaad noogu heelantahay habeen iyo maalin casharkan iyo kuwa kaleba
lkn macalin waxaanjeclaan lahaa inaad siiso sida link loo sameeyo