Video: Casharka 6aad ee OpenOffice: Sida loo sameeyo Shaxanka ama Chart

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, January 21, 2011 | 5 Jawaabood

« | »

Marka la samaynayo shaxan (chart) waxaa muhiimad la siiyaa xogta la soo bandhigi doono iyo dhambaalka ay xambaarsan tahay in uu noqdo mid si fudud loo fahmi karo. Casharkan ayaana ku baran doonaa sida loo sameeyo shaxan ka tarjumaya xogta aan doonaynayo in la muujiyo.

Shaxanka la samayanayo waxa uu leeyahay noocyo kala duwan, waxaana halkan ku baran doonaa kuwo loogu adeegsiga badan yahay.

Waxaan arki doonaa sida ay u sahlan tahay in la sameeyo shaxan.

  • FG. Marka aad qortid Jan2010 haddii ay noqoto taariikh, sida 1/2010, waxaad markaas halkaas ku bedeli kartaa Jan_2010 si ay qoraal kuugu ahaato column-ka muuninaya sannadka.

Haddaba Video hoos ka daawo:

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Bookmark and Share

5 Jawaabood

  1. abdikarimdikarim says:

    waad mahadsantay walalo ilaahay hakaa ajarsii yo waan ka faa iidaysanay casharkaaga muhiimkaa

  2. mohamed ali says:

    asc.ingr.maxamed cali waxa kaga mahad celina sida fudud ee ad ii bartay openoffice ama qaabka xisaabta wana ku najaxay waxa ku leyhay ajir alaha ka siyo aniga iyo walalaha jacel wax barashada aqoon laan wa iftiin lan

    la talin somalida diaspro ah wadanki lama joga ka faideysta walalkey jacel in an heer gaarno xaga aqoon alaha ajir ka siyo aamin asc all

  3. Fahad abdi ganey says:

    Asc all inta barnaamijkaan qiimaha badan kafaa iidasatay waxaan kalo umahdcelinaya so diyaarihii cashrkaan runti wax badan beynu ka faaiidnay mar laabd mahadsanid

  4. asc dhamaan tiinab runtii waxa wacan in wax ba lakala qarain lkin walaahi aqoonkaal aad ayaan uga bartaya casharka HTNLand CSS ilaahay waxaan uga barayaaya inuu dhamaantoodba ajarkasiiyo cilmiga fre aga ah waxaan salaamaya maacalinka jasaa aakalaahu khayran ilaahy hakuu siyaadiyo cilmigaga

Qor Jawaabtaada