BORDER: Sida Naqshadda loogu sameeyo derbiga ku wareegsan Qoraalka – Casharka 16aad
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Casharkan oo kamid ah casharada xiriirka ah ee Aqoon Kaal waxaan ku baran doonaa xeerka suurtagal ka dhigaya in dhumuc loo sameeyo wareegga ama derbiga ku xeeran qoraal, isla markaasn midab iyo naqshad loo sameeyo dhumucda ku wareegsan qoraalka.
Xeerkaas oo ah BORDER waxa loo sameeyaa dhumuc leh cabbir iyo naqshad iyo midab.
Video-ga hoos ka daawo:
- FG. Haddii aad joogtid Shiinaha ka daawo YouKu (Halkan)
Xeerarka CSS
[sourcecode language=”css”]
.xoolaha {
background-color: #CCEE00;
margin: 20px 40px 30px 40px;
padding: 5px 10px 7px 10px;
border: 2px solid #0000FF;
}
[/sourcecode]
Xeerarka HTML
[sourcecode language=”html”]
<!DOCTYPE html>
<html dir="ltr" lang="so">
<head>
<title>Cinwaanka Guud ee Websiteka</title>
<link rel="stylesheet" href="style.css" />
</head>
<body>
<div class="xoolaha">
<h2>Cinwaanka mowduuca qoraalka</h2>
<p>Baaragaraaf koowaad</p>
<p>Baaragaraaf labaad</p>
<p>baaragaraaf saddexaad</p>
</div>
</body>
</html>
[/sourcecode]
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Faafin: AqoonKaal.com
Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook
Halkudheg: HTML

Walaal aad ayaad ugu mahadsantahay casharadan taxanaha ah eed na siisay . su,aasha padding waxaan is odhan lahaa waxa ku haboon kalmada ama magaca ( diirka) uu shay leeyahay ayaa ugu dhaw .
asc
“padding” waxay ilatahay “calool” .
“border” waa xad ama xuduud.