Video: Casharka 5aad ee OpenOffice: Xisaabinta Boqolleyda iyo Sakada

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Saturday, January 15, 2011 | 11 Jawaabood

« | »

Casharkan waxaan ku baran doonaa guud mar ku saabsan hab xisaabedka boqolleyda inagoo adeegsan doona OpenOffice Calc.

Waxaan xisaabin doonaa inta boqolkiiba lacagta la faa’iidey marka asaaska laga dhigo lacag raasumaal ah oo alaab lagu iibiyey, isla markaasna alaabtii  lasii iibiyey oo lacag laga macaashay.

Waxa kale oo aan baran doonaa qaabka loo xisaabiyo Sakada, taas oo ah boqolkiiba 2.5% oo u dhiganta 0.025.

  • FG. Haddii computerka aad adeegsanaysid uu yahay luqan aan English ahayn, waxaa dhici karta in meeshii laga adeegsan lahaa 0.025 (DHIBIC) in la adeegsado 0,025 (HAKAD).

Waxaan tusaale u soo qaadan doonaa dukaan raashinka lagu iibiyey laga faa’iidey lacag, markaas Raasumaalkii iyo faa’iidaii la isku daro ayaan xisaabin doonaa inta sakadu noqon doonto.

Sharraxaada ka daawo hoos.

Video-yadii hore oo dhan ka eeg halkan…

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Bookmark and Share

11 Jawaabood

  1. daauud barre says:

    asc walalaya malmaha waxa ii furmiwayay casharka 5aad ee maxaa dhacay waxuuna leeyahay waala moved gareeyay wadmahadsantihiin asc

    • Maxamed Cali says:

      A/c: Walaal hadda tijaabi markale in uu kuu furmayo casharka 5aad, fadlano soo jawaab haddii uu kuu furmay iyo haddii kaleba si aan markale linkiga u hubiyo waayo dhankayga waa ka soo baxayaa Video, dhawr linki ayaana laga daalacankaaraa..

  2. hassan says:

    walal aad bada ugumahdasantahy aqoonta bilash ka ah ee aad ugu deeq day walalaha ga somliyed waan wax aad u faicahn walala waaa ok dhankayagaa dawashada

    walala khary ilahy hakasiyee casharadan kudadal in aad o dahmaystiirtoo intii karankaa ah

  3. waxaan ad iyo ad u salamaya aqoon yahanada naga cawiya dhinaca computer ka iyo waliba macluumad ad u farabadan, hadaba walaal waxaan bal idinka cod sanaya hadanayn nahaysan excelka o anu igu jirin computer ka cajaladna haysan ma sidanu helikara in aan xisabta kaga shaqeeyo computerka mase jirta mel aan ka so download karaso rogan kara wad mahad san tihin walaal ilahay baa mahad iska leh allaha idin fududeyay idina diray in aad walalihin wax bartan , walaal ad bad u mahad san tihin salan qaali ah

    • Maxamed Cali says:

      Walaal Said, mahadsanid dhambaalkaaga. Walaal casharadan waxa ay ku saabsan yihiin Calc OpenOffice oo u dhigma Excel, marka sida lo soo rogto OpenOffice waxaan ku sharaxay casharrada hordhaca ah eeg bogga hor dhankiisa hoose , haddii ay casharrdaas bilowga ah hoos mareena ka geeg dhanka hoose ee bogga hore meesha ay ku qoran tahay PAGES…

      Tan excel-ku waa lacag oo bilaash internetk alagama soo rogan karo, laakiin OpenOffice oo la mid ah waa lacag la’aan waana sababtii aan casharada ugu dortay barnaamijkaas.

      Mahadsanid

  4. walaal maxamed cali aad ban ku salamaya salan qaali ah bacda salaan walaal wan fahmay cisabti boqoolayda ee excelka marka walal ilahay misanka xasanad ka ha idiin saro malinta qiyamada , hadaba walal sifiican baan uga fa idaystay excel ka modo koban na wan ogaday ciwankiina marka walal bal waxaan idin waydinya cilad ku timi computerka marka an ku hadlayo sida earphonka msn ka ama voipgain waxu samaynaya in an codka anigu wan maqlaya laakin qofka kale ima maqlayo gariir ka awadi uu bixinayo siglanka wayo waliba u siglan bixiyo MODHAM ka ee u ku qoran yahay LAN ayaa bigwac laynaysa kadib codka ayaan gudbinayn kayga laakin anigu wan maqlaya qofka hadalkiisa melkasa wan badhay o an fixiiwayay ee bal kaso iga so cawi hadi ad fahantay cilada wan tegay control panal ka kadib volume marka wali mahayo cilada walal iga so talo biixii

  5. ADAM ABDULLAH ADAM says:

    walal maxamed cali waxaan aad iyo aad kugu mahadcelinayaa habka wanaagsan ee aad iigu soo gudbisey amaba aad ugu gudbinaysid soomalida oo dhan, waxaan ilaahey subxaana watacaalaa kaaga baryayaa inuu kuugu kabo miisaankaga xasanaatka maalinta qiyaaamo, aduunyada waxaad muraad ee leedahay kuu sahlo.

    mahadsanid waa walaalkaa
    Adam abdullah adam

    • Maxamed Cali says:

      A/c: Walaal Adam aad ayaad ugu mahadsan tahay dhambaalkaaga, sidoo kale khayr farabadan adduun iyo aakhiro ayaan Allah kaaga rajaynayaa. Mahadsanid

  6. asc walaal mohamed ali aad iyo aad ayaan ugu mahadsan tahey sida wanaagsan ee aad ugu soo gudbisey cashada cumperka ajir iyo xasanaad ilaah ha kaa siiyo miisaakaada qiyaayo ha kuu saaro arintaana somalidu bahi badan ayey u qabtey waadna ku mahasan tahey akhii.

  7. Siidcali says:

    Asc wlle waa mahadasantahay
    Wlle waxaan rabaa see looqayb sadaa faaudada hadaan nahay dad shirgaa

Qor Jawaabtaada