Webdesign Ku baro Af-Soomaali: Hordhac

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, July 8, 2011 | 20 Jawaabood

« | »

Casharkan waa hordhaca casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com..

Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout).

Video-ga hoos ka daawo:

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Halkudheg:

Bookmark and Share

20 Jawaabood

  1. Ciise maxamuud yar says:

    waa ku mahadsantihiin qaybaha kale noola soo dhaqsada insha allah howl wacan baa haysaaan.
    Guul baa idin rajaynaynaa iskuulkeena halkee buu noqday waayo waxbadan baa ka faaiidnay oo aan kala soconaa.
    balse qaybaha kale ee casharkaan maalmahan aad soo gelinaysiin ama haduu isbuucle yahay maad inoo soo sheegtaan si aan ula socono

  2. buuwaaye says:

    Asc maanta waxaad isoo xasuusisay fuundiyadii somalia ee guryaha dhisi jireen, sababtoo ah intaan guriga la dhisinin ayay horta dejin jireen naqshada guud designing stage sida guriga inta qol uu ka koobnaan doono iwm.

    Suaal, Engineerka naqshada dejinaayo iyo midka bulkeetiga iyo shamiintada qasaayo waxay kala ahayeen laba qofood, laakiin markaad websiteka dhisaysid labadaba ma adigaa isku ah?

    • Maxamed Cali says:

      Asc: Mahadsanid dhambaalkaaga. Waa sidaad u garatay Fuundiga waxa uu samayaa naqshadda. Website hab fikir ahaan waa sida guriga oo loo baahan yahay bulukieeti iyo shimiito. Adigu marka aad baratid farsamadaas ayaad go’aan ka gaari kartaa in naqshada aad samaysid ama qof kale sameeyo, qofkalena code-ka ama xeerka lagu dhisayo sameyo, qof kalena u qaabilsanaado faafinta ama xayaysiiska.

  3. Asc wr wbr. Inj. Maxamed Cali Salaantaas walaaltinimo kadib waxaan kugu salaamay mid macalin-nimo.

    Kadibna waxaan ALLAAH kaaga baryayaa inuu caawintaad nacaawisay Uu miisaanka xasanaadka kuugu daro.

    Intaa kadib Macalin waxaan aad ugu wareeray sidaan casharada HTML ku baro afsoomaali kahelo iyagoo isla socda Yacni Hordhaca markaan dhagayso oo deedna kan xiga ku dhufto Haga-ha meel kale buu ila aadayaa.

    MB.
    GÖTEBORG.

    • Maxamed Cali says:

      ASC: Walaal linkigan ka eeg casharada HTML oo isku xiga http://aqoonkaal.com/category/html/

    • waaan idin salaamay dhamaan macaliminta iyo arday salan kadib
      mansha Allah casharada si aan caadi i heen ayaa wax ugu fahany
      marka waxaan jclaaa lahaa ustaad inaad casharada inaa ino dhamestirid
      waaa ay dhamees tiran thy lakiin anga ayaa u bahan waxaa ka heleynaa faaiido badn thanks waxaa qaas u salamayaa macaliminta casharada isku so dabo riday iyo websideka ah Aqoonkaal.com, good by

  4. osman says:

    waxaad ku mahadsantihiin sida sharafta leh aad u wacyi gilisii dadayoowga ,ama umaadda soomaaliyeed oo ciil ugu baqtiyay barashada computerka,
    waxaa aragtaa dad adiga kaa badiyo in ay kuula wadaagaan computerkaaga .oo kaa wasaqeeya ,marwalbo
    oo aanad u fiirsankarin si raaxo leh ,oo ay xataa u soo gataan daabacaad oo ay daabacdaan waxaad bara bneeysid .jecelna in ay sidaa mishaaharo been ku qaataan iyo dulmi .haddaba waxaan idinka codsanaa,si loogu xanibo komputerkeyga dadka jiiraankeeyga ah ,oo markaa furto furta kooda oo heysto psasswoorkeeyga ,waxaan rabaa in aad iiga gargaartiin sida ugu dhaqsiyaha badan ,iyadoo youtube ah iyo qoraal intaba ,wallahu waliyo towfiiq. mahadsanidiin

    • Maxamed Cali says:

      ASC walaal halkaas ii faahfaahi, ma waxaad ula jeedaa khadka internetkaaga (sida Wireless) oo ay dadkale kula wadaagaan?

  5. Abdirahman says:

    waad Ku MahadsanTihiin WaaaalaYaaaal
    Alle Ha IdiN Xafido

  6. Yasin says:

    walaal hadii aad leedahay website ku dhisan wordpress
    ma u bahaneysa in aad design u isticmaasho
    adigoo css waa su aal

  7. shaqale says:

    waxaan rabaa inaan samayasto wabsada shirkadeeda oo wanaagsan

  8. abdishakur yasin adem says:

    anigoo ah abdishakur yasin adem oo jooga magaalada garoowe ee caasimada puntland waxaa halkan uga mahad celinayaa cidii isku howshay inay maalin walba cashar cusub noo soo gashaan iyadoo lagu baranayo afkaaga hooyo hadaan naf ahaantayda ka hadlo waxaa ka faafiiday waxaan mudo iyo sanooyin ku bixin lahaa kharash iyo wakhti badan lkn waxaa ifududeeyay page-kan ee aqoon maal aad iyo aad ayaa umahsan tihiin walalayal waxaa isdin waydiinayaa maleedihiin meel ama xarun laga helayo casharo oo complete ah haday jirtana waxaa fariinta igu soo dirtaan email

  9. yaxye maxamed says:

    waa idin salaamay macalimiinta web kaan dhamaan tiin waad mahad san tihiin waxaan idinka codsanaaa in aad noo soo dhameestirtaan sida ugu fududna aad noogu soo sharaxdaan in sha alah thanks

  10. aad ayaan ugu farxay waqtigeyga igu horaayay aaan soo booqdo websitekeni waxaana si aaad aan ugu faa’ideystay casharo walba oo halkani ka baxa gaaar deisgnada websiteka waadna ku mahadsantahay macalinkeyga qaaliga ahow ALLAH kaa waraabiyo jannadii firdowso

  11. abdiaziz mohamed ayaanle (smart) says:

    sck wll waan kusalamay slan kadib
    waxaan qabaa su aal su aashas oo ah sidatan,
    sideen oga baran karaa aqoonkaal
    samaynta web ka.

  12. Aad ayaad ugu mahad santahay maxamed cali aqoontii computerka oo aad dadka ku barayso somali allaah miisaanka xasanaadka hakuugu daro

  13. mohamed says:

    teacher elmiga wanka faidney macalin waana kaa webkeygii
    http://samadoon.byethost12.com

  14. cabdullaahi maxamed says:

    runtii aad baad ugu mahadsantihiin waa casharro aad muhiim iigu ah wallow wali aana wada daawanin waxaana rajaynayaa inaan ka faa’idaysan doono.

    laakiin su’aashaydu waxaa weeye sideen cashirrada dhamaantood teleefankayga ugu soo dejisan hal mar

  15. asc dhamaan macalimiinta iyo ardayda dhamaan waa idin salamay runte wax badan ayaan ka faa iday websiteka aqoonkaal waana ku mahadsan tahay ustaad sida aad dhalinyarada u caawisay oo aad marwlpa u garab taagan tahay ustaad waxaan rajaynaa in runtee arday badan ay iga horaysay ay ka aflaxeen.
    sidoo kale anigana waxaan rajaynaa in aan wax ka barto websiteka aqoonkal

    mahadsanidiin dhamaan

Qor Jawaabtaada