Videos
WordPress Ku Baro Af-Soomaali (Qaybta 4aad) – Faylka Functions
Casharkan 4aad ee WordPress ku baro Af-Soomaali waxa uu ku saabsan yahay faylka functions.php muhiimadda uu leeyahay iyo sida la isugu xiriiriyo functions.php iyo style.css si markaas websiteku u yeesho muuqaal wanaagsan. Casharkani waxa uu qayb ka yahay casharro xiriir ah oo kusoo baxa #AqoonKaal youtube. Sii Akhri...
Naqshadda WordPress Ku Baro Af-Soomaali – Hordhac
Waa casharro video ah oo xiriir ah, kuna saabsan barashada xeerarka lagu dhiso naqshadda WordPress. Waxaadna kala socon kartaan AqoonKaal.com ama https://youtube.com/aqoonkaal Casharkan hordhaca ah waa guud mar WordPress oo kor-ka-xaadis ahaan aan u xuseyna waxa uu yahay WordPress, iyo waxyaabaha muhiimka ah ee la rabo in... Sii Akhri...
Sida Loo Duubo Shaashadda Computerka ayada oo la Adeegsanayo Barnaamijka OBS STUDIO
Booqo http://Youtube.com/Aqoonkaal si aad u daawato videoga ku saabsan sida loo duubo shaashadda coputerka. Ka soo rogo websiteka https://obsproject.com/ Barnaamija OBS Studio waxaa loo adeegsadaa in lagu duubo shaashadda computerka, qaybaha uu ka kooban yahay OBS waxaa ka mid ah: Sources: “Sources” waa... Sii Akhri...
Sidee Loo Diiwaan Gashadaa Magaca Website (Domain)?
Haddii aad dooneysid in aad website u samaysid shirkaddaada, ganacsigaaga ama dugsigaaga waxbarashada, ugu horayn waxaa muhiim ah in aad diiwaan gashatid magaca website-ka (Domain). Arrintaas muhiimadeeda iyo meelaha laga diiwaan gashan karo magaca website-ka waxaan kaga bogan doonaa casharkan oo kamid ah casharrada AqoonKaal.com. Ka... Sii Akhri...
Sidee Website-ka Loogu Xulan karaa Marti-geliye (Web Host) Wanaagsan
Casharkii hore waxaan ku soo baranay muhiimada ay leedahay doorashada magaca website-ka (Domain) iyo sida loo diiwaan gashado (Akhri: Sidee Loo Diiwaan Gashadaa Magaca Website (Domain)) Casharkana waxaan ku baran doonaa sida loo doorto marti-geliyaha (Web Host) iyo guud ahaan macluumaadka la xiriira. Waa Maxay Host? Host ama... Sii Akhri...
Sida Codka (MP3) Loo Geliyo WordPress-ka
Casharkan kooban waxaan ku baran doonaa sida codka oo ah MP3 loo geliyo website ku dhisan WordPress. Nidaamka ugu sahlan ee codka loo geliyo WordPress-ka waa in codka marka hore lagu shubo khaanad gaar ah oo ka mid ah website-ka. Waxaana codka lagu xawili karaa FTP (sida FileZilla). Markaas si codkii toos looga dhegeysan karo... Sii Akhri...
TAB iyo XEELAD: Sidee WordPress-ka looga Xannibi Karaa Jawaabaha ay soo diraan Shuftada Internetka (Spam)
Waxaa website-kayga lagu wareeriyey jawaabo (Comments Spam) ay soo dirayaan shufto, ayagoo ku soo diraya qaybta jawaabaha ee WodPress, maxaan iskaga difaacaa? Sidee loo xannibi karaa ‘Comments-ka’ ay soo diraan shuftada internetka? Barnamij noocee ah ayaa website-ka lagaga xannibi karaa Jawaabaha Spam-ka ah? Waxaa... Sii Akhri...
Sidee Loo Xaddidi karaa Saacadaha aysan Carruurtu Geli Karin Computerka
Barnaamijka Parental Controls ee Windows – Waalidiin badan ayaa waxaa dhici karta in ay ka walaacsan yihiin saacadaha ay carruurtoodu ku jiraan computerka. Haddaba waxaa jira barnaamij aad u sahlan oo suurtagal ka dhigaya in la xaddido saacadaha ama waqtiyada ay carruurtu geli karaan computerka. Barnaamijkaas ay waalidku... Sii Akhri...
Sidee Youtube Looga xannibi karaa Aflaanta Anshaxa xun
Sidee carruurtaada uga difaaci kartaa video-yada anshaxa xun ee ku jira Youtube. Websiteka Youtube waxaa maalintii laga daawadaa 3 billion oo video kuwaas oo ay ku jiraan video-yo laga kororsan karo cilmi iyo aqoon farsamo. Laakiin waxaa kale oo ku jiri kara video anshax xun ama aan ku haboonaynin carruurtu daawadaan. Mulkiilayaasha... Sii Akhri...
Sidee Computerka Looga Xanibi karaa Websiteyada Aflaanta Anshaxa Xun
“Carruurtaada ka difaac website-yada Anshaxa Xun”.. Internetka waxaa ka buuxa macluumaad wax tar leh. Waxaa taas garab socda in ay ka buuxaan waxyaabo aad halis u ah iyo kuwo anshax ahaan khatar ah oo aan u wanaagsanayn koritaanka caqliga ama maskaxeedka carruurta iyo amaankooda naf ahaaneedba. Sidaas ayey lagama... Sii Akhri...
Video: Qaybta 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad: Sidee WordPress loogu sameeyaa Foomka Shaqada ama Foomka Xiriirka
Casharkan waxaan ku baran doonaa sida website ku dhisan WordPress loogu samaayo foom loo adeegsan karo xirirkama shaqada. Waxaa marar badan dhacda in shirkadaha ama hay’adaha u baahdaan in dad shaqaalaysiiyaan, sidaas daraadeedna ay lagama maarmaan noqoto in website-ka shirkadda lagu dhejiyo foom ay dadka shaqo doonka ahi... Sii Akhri...
Video: Sidee Gmail looga sameeyaa Emailo u khaas ah Websitekaaga
Sida Gmail looga Sameeyo Email webkaaga ku suntan : Casharkan waxaan ku baran doonaa sida Gmail looga sameeyo emailo u khaas ah websitekaaga, waxaana Emailkaagu noqoneysaa: adiga@websitekaaga.com, halkii aad ka adeegsan lahayd adiga@gmail.com. Arrintaas si loo hirgeliyo, taallaabooyinka la qaado waxaa ka mid ah: In la diiwaan... Sii Akhri...
Video: Sidee si Ammaan ah Qoraallada Loogu xawili karaa Website ayadoo la adeegsanayo FileZilla
Tab iyo Xeelad: Sidee qoraal loogu xawilaa website ayadoo laga taxadaro shuftada Internetka. Waxaa Internetka ku sii badanaya shuftada dhexda ka dafa xogta, gaar ahaan marka qoraallada lagu xawilayo website ama laga soo xawilayo. Waana marka la adeegsanayo FTP caadiga ah ee aan ammaanka ahayn. Sidii aan casharadii hore ugu... Sii Akhri...
Xeerka lagu ogaado Tirada Dadka soo booqda Website-ka
Google Analytics: Si loo ogaado tirada dadka soo booqda website-ka iyo dalalka ay ka soo booqdeen, waxaa la adeegsadaa barnaamijyo arrrintaas suurtagal ka dhigaya. Casharkan ayaaan ku baran doonaa mid ka mid barnaamijyada ugu caansan ee la adeegsado oo ah Google Analytics. (Sidoo kale waxaa hoos ku qoran link barnaamijka whos.amung.us oo... Sii Akhri...
Video: Casharka 3aad ee OpenOffice: Isku dhufashada xisaabta
Casharka saddexaad waxa uu ku saabsan yahay adeegsiga hab xisaabeedka kala duwan, sida isku dhufashada iyo qaabka loo adeegsado. Gaar ahaan waxaan baran doonaa xeerarka asaaska u ah hab xisaabeedka OpenOffice Calc sida: Xeerka isku dhufashada oo la adeegsado calaamadda * oo ah marka la isla riixo batoonka Teebka (Keyboard-ka)... Sii Akhri...
Video: OpenOffice – Casharka 1aad: Guud mar Barnaamijka OpenOffice
Ka hor inta aynaan dhex gelin adeegsiga barnaamij Xisaabeedka OpenOffice Calc, waxaa muhiim ah in aan guud mar ku samayno muuqaalka guud ee barnaamijka OpenOffice, taasi waxay inaga caawin doontaa in adeegsiga barnaamijku uu inoo sahlanaado. FG. Haddii shaashadda Video-gu kugu yartahay, waxaad eegtaa qormada iyo sawirka muujinaya... Sii Akhri...
Video: Hordhac – Xaggee ka soo rogan kartaa Barnaamijka OpenOffice
Casharkani waxa uu hordhac u yahay casharro xiriir ah oo ku saabsan Barnaamijka OpenOffice. Gaar ahaan barnaamijka Spreadsheet (Calc) oo u dhigma Excel, oo ah barnaamij lagu maareeyo hab xisaabeedka fudud ilaa xisaabta heerka ugu saraysa ee lagu kala hago mashaariicda waaweyn. Haddaba ka hor inta aynaan bilaabin casharrada... Sii Akhri...
Aqoon Kaal: Qaybta waxaan ku daabaci doonaa wixii Video ee la xiriira casharada
Qaybtan AqoonKaal.com waxaan ku daabaci doonaa wixii Video waxbarasho ee la xiriira casharada ku saabsan computerka iyo farsamada casriga ah. Insha Allah. Sii Akhri...