Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 4aad

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Saturday, July 16, 2011 | 13 Jawaabood

« | »

Casharkan waa kii 4aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com..

Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout).

Video-ga hoos ka daawo:

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Halkudheg:

Bookmark and Share

13 Jawaabood

  1. buuwaaye says:

    Asc casharkaan aadbaan ula dhacay, sababtoo ah waxyaalo farabadan aan horay ufiir fiirin jirin ayaan hadda bilaabay inaan fiiriyo, shalay ayaan waxaan bilaabay inaan booqdo websiteyada somalida si aan ugu dabaqo casharka aan maanta qaatay. Websitekii iigu horeeyay aan booqday wuxuu noqday www.*******.com, waxaan ku arkay wax layaab leh, wax yaalihii aan ku arkaywaxaa kamid ahaay sida qoraalka iskuugu dhex daadsan yahay oo padding derbiga kama duruqsana oo akhrintiisa waa lagu wareeraa sidoo kale sidebarka midig iyo bidix ma sinna, waxaa iigu sii yaab badnayd footerka oo waxaanba mooday in uu contentiga kamid yahay. Macalin maanta waxaan isoo gashay dhiiro gelin ah ardaydeena ku xiran casharkaan in aan dhisi karno maanta website ka fiican www.*******.com

    Suaal ku saabsan casharka afaraad

    Labadaan comment maxay ku kula duwan yihiin?

    /***************************************
    * content-inner waa meesha laga xakumo *
    *paragraphka ku dhex qoran contentiga *
    ****************************************/

    Suaasha labaad calaamada #poundka ama hashka sifiican uma fahmin shaqadiisu maxay tahay?

    #header{
    background: #039; ?
    }

    #content-inner{
    }

    • Maxamed Cali says:

      A/c: Walaal calaamadda # marka laga hadlayo CSS waxay muujinaysaa in xeerkaasi yahay ID, tusaale ahaan haddii xeerka HTML aad ku qortid …. id=”header” waxaad markaas xeerarka CSS ku qori doontaa #header { — }.

      Taas waxaa ka duwan marka la qorayo CLASS oo xeerka css loo qoro dhibici (.)

      Haddii sharraxaadaas fahamkeedu kugu adkaadu fadlan akhri casharka ID iyo CLASS ee HTML ku baro AfSoomaali oo aad ka heli kartid cvasharadii hore ee AqoonKaal.com.

      Mahadsanid.

  2. maxamed somali says:

    ASC macalin Maxamed Cali macalin aad ayaan ufaraxsanahay sawabtoo waxaan helay fursad aan ku daawado casharadaan web designka maxaa yeelay waxaan joogaa Muqdisho oo aan lahaan jirin qad fiican balse hada waxaanu helnay qad aad usareeya Maasha ALLAH,macalimuu ALLAHA kuu sahlo muraadkaaga awlaadaadana ALLE baari hakaaga dhigo.

    • Maxamed Cali says:

      asc walaal Maxamed aad ayaad ugu mahadsan tahay erayada qiimaha badan ee aad iisoo dirtay. Waana ku faraxsanahay in Muqdisho uusoo gaaray khad xawaare wanaagsan ooo video lagu daalacan karo.

  3. Cabdulahi ibraahim says:

    Asc Ustaadi/Macalin Waan Ku mahad celineyaa wax badan ayaan faa,idey waxaan joga magalada Baydhabo Jamacada Bay ayaan waxaan ka barta Information Technology Semester kii labaad ayaan waxaan baranaayey HTML aad ayaan ula dhacsanaa lakiin markii aan arkey casharada Aqoomkaal.com horey ayaan rajo weyn ii gashey koley wixii aad noo faa,ideysey aniga kuuma gudi karo lakiin maalinta qiyaame ayaan kuu marqaati ka cayaa in aad tahay qof bulshada Musliminta gaar ahaan kuwa soomaliyed in aad waxbadan u faa,ideysey adigo lacag iyo sharaf midna weydiisaneynin mar labaad mahadsanid
    Su,aal ayaan qabaa Styl.css wuu ii shaqeyn waayey maxaa iga qaldan Macalin Jawab deg deg ah

    • Mohamed Ali - AqoonKaal says:

      Mahadsanid walaal, fadlan hubi qaabka aad u qortay faylka styleka, ama email iigu soo dir qaabka aad u qortay si aan kuula eego

  4. maxamad says:

    macalin runtii aad ayaad u mahadsantahay umada soomaliyeedna abaal wayn baad u samaysay waxa la iloobana maaha markaa macalin adoo raaliya markaan soo gaadhay xeerarkan faraha daban ee u qoran sidan ayaan uu ii shaqayn waayay (body, img, p, h1 ,h2, h3 ,h4, h5, form, blockqute,{

    {

    • Mohamed Ali - AqoonKaal says:

      Walaal ka reeb hakadka u dsmbeeya. Ufiirso marka aad qortid tusaale ahaan h1, h2, { } waa khalad waxaa sax ah h1,h2 { } waayo hakadka dambe ayaad ka reebtay

  5. barre says:

    macalin waad mahadsan tahey. abaal aan lasoo koobi karin ayaan kuu haya macalin.
    macalin suaasheyda waxey tahey:marka qoraalka( content) la dheereeyo, colorka (sidebar) wuu la soconayaa colorka (content).
    laakiin marka qoraalka (sidebar ) ladheereeyo colorkii (content) wuu ka harayaa colorka (sidebar). markaa colorka (sidebar) uu dheeraado oo uu kadheeraado colorka (content) sidee labadii color la isugu dhejiyaa macalin?
    asc.

    • Mohamed Ali - AqoonKaal says:

      Walaal fadlan sawir ama screenshot inta aad ka qaadid iisoodir si aan u arko meesha aad ka hadlaysid, ama sawirka ku daabac halkan http://imgur.com oo markaas linkiga aad kudaabacday iisoodir

  6. asc macalin waaad mahadsantahay abaalkaaga midan sookoobi karo ma aha, illaah baan kaaga baryay fadligiiisaaa in oow kugu maneeysto sida nooogu faaa,ideeysay hadii aanu nahay ardayda soomaliyeed macalin waxaaad fahantay baahidaa ardayda sooomaliyeed adne baaahidaaaaaada allaah hakaabogsiyo. mcln waad mahad santahay. shugran.

  7. mohamed ali says:

    marka hore salaamulaahi calayka yaa macalin mohamed ilaahay ajar iyo xasaanaad hakaasiiyo cilmiga aad kukaalmaynayso walaalahaaga aad isku luuqada tihiin,
    macalin waxaa iqabsatay hal cilad oo aan sawalba isugudayay iina hagaagi wayday
    waxaana weeye overflow ga ayaa iishaqeen waayay sidebar ilaa hoos waa iigaadhi waayay waa haaf, qaabkale oo ii shaqeesa ayaan ubaahna qaabkan aad casharkan kusharaxday waa shaqeen wayay

Jawaab u qor maxamad