Naqshadda WordPress Ku Baro Af-Soomaali (Qaybta 2aad) – Xeerka halbawlaha u ah WordPress
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Qaybta 2aad ee WordPress ku baro Af-Soomaali waxay ku saabsan tahay xeer muhiim ah oo aan ku macnayneyno QOOL (Loop) oo ah xeerka loo adeegsado si qoraalada looga akhristo shaashadda.
Waa xeer ka halbawlaha u ah qaabka ay u shaqeeyaan qaybaha kala duwan ee WordPress. Waxaad ka akhrisan kartaa #AqoonKaal #WordPressSoomaali
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Faafin: AqoonKaal.com
Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook
Macalin Mohamed Ali casharada WordPress ka madhamestirno miyaa? Away cashirka sadaxaad iyo afaraad.waad mahad santahay Macalin jezaa kalaahu qeeran
walaal dhawaan ayaan bilaabay hadda waxaan mareynaa qaybtii 2aad, insha Allah la soco qaybaha kale