Saturday, March 15, 2025 8:57 pm
Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Sunday, March 13, 2011 | 6 Jawaabood
« Casharkii Hore |
Faafin: AqoonKaal.com
Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook
aad ayaad ugu mahadsantihiin aqoonta aaad dadkiina ugu soo bandhigteen afgooga hooyo waanan idiinku hambalyaynayaa.
Asalaamu calaykum . Aad ayaan idinku hanbal yaynayaa Walaalada ama Walaalka Webkan sameeyay , In badan ayaan is waydiiyay maxaa Website aqoon kororsi ah oo Hadba Tiknoolajiga soo baxa looga jaahil bixiyo umada Somaliyeed, Webkan AQOONKAAL meeshii naxanuunaysay dawadeedii inu yahay ayaad moodaba , waayo baahi badan ayaa loo qabay Mareeg kan oo kale ah, aniga ruux ahaantayda aad ayaan uga fa,iidaystay wax badan, aad & aad ayaad u mahadsantihiin bahda AQOONKAAL Alle ha idin barakeeyo. AAmiin
waa ni salaamay marka xigta aad ayaad u mahad santihiin
sideen usameyaa hotmail
Walaal hotmail waxaa lagu badalay outlook ee lasoco
Asc aad aya u mahad santihin walalayaal sida ad dhiri galinta wadani ad u muujiseen o ad umadeena aqoon ugu yeshaan guul wacan
Δ
Si aad u heshid Email marka cashar cusub la daabaco, Rukumo RSS Feed
© 2025 AqoonKaal.com. Xuquuqda Boggani waa Xafidan tahay.
aad ayaad ugu mahadsantihiin aqoonta aaad dadkiina ugu soo bandhigteen afgooga hooyo waanan idiinku hambalyaynayaa.
Asalaamu calaykum .
Aad ayaan idinku hanbal yaynayaa Walaalada ama Walaalka Webkan sameeyay , In badan ayaan is waydiiyay maxaa Website aqoon kororsi ah oo Hadba Tiknoolajiga soo baxa looga jaahil bixiyo umada Somaliyeed, Webkan AQOONKAAL meeshii naxanuunaysay dawadeedii inu yahay ayaad moodaba , waayo baahi badan ayaa loo qabay Mareeg kan oo kale ah, aniga ruux ahaantayda aad ayaan uga fa,iidaystay wax badan, aad & aad ayaad u mahadsantihiin bahda AQOONKAAL Alle ha idin barakeeyo. AAmiin