Sida Codka (MP3) Loo Geliyo WordPress-ka

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Thursday, June 21, 2012 | 6 Jawaabood

« | »

Casharkan kooban waxaan ku baran doonaa sida codka oo ah MP3 loo geliyo website ku dhisan WordPress.

Nidaamka ugu sahlan ee codka loo geliyo WordPress-ka waa in codka marka hore lagu shubo khaanad gaar ah oo ka mid ah website-ka. Waxaana codka lagu xawili karaa FTP (sida FileZilla).

Markaas si codkii toos looga dhegeysan karo website waxaa kale oo la adeegsadaa barnaamij lacag la’aan ah oo kamid ah Kaabayaasha WordPress (Plugins), kaas oo ah Audio Player.

Video-ga hoose ayaad ka daawan kartaa sharraxada casharan:

FIIRO GAAR AH: Meel kamid ah shaashadda waxan ku qoray fayl.pm3, laakiin waxaa sax ah fayl.mp3

Tixraac:

FTP (Filezilla)

Codka MP3

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Halkudheg: ,

Bookmark and Share

6 Jawaabood

  1. abdala says:

    masha.allah walal maxamed cali wad noofaideysay illahey kheyr hakaasiyo insha.allah dadalkadana allaha kufudeyo

  2. xasan says:

    walaal waxaan rabay adinkoo raaliyaa video sidee 3gp loo ga dhigaaa

  3. saleban says:

    waa mahada san yihiin dhamaan hawl wadeenada aqoonkaal
    halkaas kasii wada ayaan idin leeyahay

  4. cabdullahi says:

    asc wan idin salamay dhaman

  5. faysal cabdi somane says:

    maasha allah aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tihiin fursadan qaaliaga ah ee aad uga faaideyneysaan dadka,

    qaabkee ayaan isu diwaan galiyaa ?

    maase shuruuda waa new student?
    qaabkee ayaan ula soconkaraa casharada aqoonkaal malin walba?

Jawaab u qor faysal cabdi somane