BORDER: Sida Naqshadda loogu sameeyo derbiga ku wareegsan Qoraalka – Casharka 16aad

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, April 15, 2011 | 5 Jawaabood

« | »

Casharkan oo kamid ah casharada xiriirka ah ee Aqoon Kaal waxaan ku baran doonaa xeerka suurtagal ka dhigaya in dhumuc loo sameeyo wareegga ama derbiga ku xeeran qoraal, isla markaasn midab iyo naqshad loo sameeyo dhumucda ku wareegsan qoraalka.

Xeerkaas oo ah BORDER waxa loo sameeyaa dhumuc leh cabbir iyo naqshad iyo midab.

Video-ga hoos ka daawo:

Xeerarka CSS

[sourcecode language=”css”]
.xoolaha {
background-color: #CCEE00;
margin: 20px 40px 30px 40px;
padding: 5px 10px 7px 10px;
border: 2px solid #0000FF;
}

[/sourcecode]

Xeerarka HTML

[sourcecode language=”html”]

<!DOCTYPE html>
<html dir="ltr" lang="so">
<head>
<title>Cinwaanka Guud ee Websiteka</title>
<link rel="stylesheet" href="style.css" />
</head>

<body>

<div class="xoolaha">
<h2>Cinwaanka mowduuca qoraalka</h2>
<p>Baaragaraaf koowaad</p>
<p>Baaragaraaf labaad</p>
<p>baaragaraaf saddexaad</p>
</div>

</body>
</html>
[/sourcecode]

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Halkudheg:

Bookmark and Share

5 Jawaabood

  1. myhassan says:

    Walaal aad ayaad ugu mahadsantahay casharadan taxanaha ah eed na siisay . su,aasha padding waxaan is odhan lahaa waxa ku haboon kalmada ama magaca ( diirka) uu shay leeyahay ayaa ugu dhaw .

  2. axmed xirsi says:

    asc
    “padding” waxay ilatahay “calool” .

  3. axmed xirsi says:

    “border” waa xad ama xuduud.

  4. isamil askar says:

    aad iyo aad ayaad u mahdsntahy maclin iskumaan diyin weligay in aan baro HTML waa maan fahami jirin qaabka iyo habka loo dhigo aad ayaan uugu kalsoon ahay in aan ka bartay wax faro badan oo si aad u fudud oo sahaln ad u sharxday waxan kale oo kaaga mahad celinyaa sida ad afsomliga uugu qeexaysid ereyo ku haboon magac bixin.
    waxaan isku deyey in aan magac bixinta padding kaala qayb qaato insha allah.
    xoolah waxa lagu xereeyaa xero waxa jir in meel gaara lagu xidho waxara oo xadhig si gaara loogu xidho si anay xoolaha u dhex gelin
    xadhigaa waxa lagu magacaaba qool ama markeeg oo nefkaa yar keligii la geliy. marka miyaan la odhan karin inta qoraalku ku jiro waa qool ama markeegta qoraalka.
    allah mahadleh

    • Mohamed Ali - AqoonKaal says:

      Walaal mahadsanid waqtigaaga iyo talo bixinta, waana ku faraxsanahay in aqoon ka faa’iidey websiteka.

Qor Jawaabtaada

Review Your Cart
0
Add Coupon Code
Subtotal