Sidee Loo Muujiyaa Lingaxa La Socda Magaca Faylka, Si Looga Taxadaro Viruska

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Tuesday, February 12, 2013 | 18 Jawaabood

Sida caadiga lingaxa ku lifaaqan faylasha (sida fayl.doc)  ee Windows XP, Windows 7 & 8 waa qarsoon yihiin. Sida loo muujiyona casharkan ayaan ku baran doonaa. Muhiimad weyn ayey leedahay in la ogaado nooca uu yahay faylka. Laakiin taas lama ogaan karo haddii ay qorsoon yihiin lingaxa faylashu. Tusaale ahaan waxaa dhacda... Sii Akhri... »

Sidee Video ku jira Youtube Loogu Xiriiriyaa Websiteka – WordPress

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Monday, February 11, 2013 | 5 Jawaabood

Tab iyo Xeelad: Casharkan waxaan ku baran doonaa sida Video ku jira Youtube ama Vimeo loogu xiriiriyo website ku dhisan barnaamijka WordPress. Gaar ahaan waxaan baran doonaa sida video-ga Youtube loo dhex geliyo qoraalka ama sida loogu xiriiriyo dhinaca website-ka. Soo koobid: Booqo Youtube meesha uu kaga jiro Video-ga Riix... Sii Akhri... »

Sidee Linkiga Facebook looga dhigi karaa magacaaga, sida Facebook.com/shirkad

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Saturday, January 5, 2013 | 38 Jawaabood

Inta aynaan u gudbin qoraalka qaybta ku saabsan (Sidee Qoraallada lagu daabaco Website (WordPress) si toos ah ugu soo bixi karaan Facebook?), waxaa muhiim ah in aad marka hore facebook-gaaga ka dhigtid mid waafaqsan magacaaga (Sidee Linkiga Facebook looga dhigi karaa magacaaga? (sida Facebook.com/magacaaga ama facebook.com/shirkadaada),... Sii Akhri... »

Sidee Loo Diiwaan Gashadaa Magaca Website (Domain)?

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Monday, September 24, 2012 | 75 Jawaabood

Haddii aad dooneysid in aad website u samaysid shirkaddaada, ganacsigaaga ama dugsigaaga waxbarashada, ugu horayn waxaa muhiim ah in aad diiwaan gashatid magaca website-ka (Domain). Arrintaas muhiimadeeda iyo meelaha laga diiwaan gashan karo magaca website-ka waxaan kaga bogan doonaa casharkan oo kamid ah casharrada AqoonKaal.com. Ka... Sii Akhri... »

Sidee Website-ka Loogu Xulan karaa Marti-geliye (Web Host) Wanaagsan

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Monday, September 24, 2012 | 32 Jawaabood

Casharkii hore waxaan ku soo baranay muhiimada ay leedahay doorashada magaca website-ka (Domain) iyo sida loo diiwaan gashado (Akhri: Sidee Loo Diiwaan Gashadaa Magaca Website (Domain)) Casharkana waxaan ku baran doonaa sida loo doorto marti-geliyaha (Web Host) iyo guud ahaan macluumaadka la xiriira. Waa Maxay Host? Host ama... Sii Akhri... »

Eray bixin, Qeexid iyo Macne Af-Soomaali ah ee Shaashadda Guud ee WordPress

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, September 21, 2012 | 67 Jawaabood

Casharro ku saabsan barnaamijka WordPress oo aan diyaarinayey ayaa waxaan kala kulmay kelmedo ay tahay in mid kasta lagu macneeyo hal kelmed oo Af-Soomaali ah. Waxaana u baahday fikradda iyo talo bixinta akhristayaasha in ay eray bixinta ku siyaadiyaan aragtidooda. Haddaba fadlan eeg erayada ku qoran shaxda iyo sawirka hoose,... Sii Akhri... »

Sidee Lagu Furi Karaa Computerka Windows-ka Haddii uu kaa Xirmo ama aad ilowdid furaha?

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Sunday, July 15, 2012 | 67 Jawaabood

Computerka (Windows 7, Vista ama XP) haddii uu kaa xirmo, ama aad ilowdid furaha (password) aad ku geli lahayd, sidii aad u furi lahayd wayaan ku baran doonaa casharkan AqoonKaal.com: Soo Koobid: 1. Soo rogo barnaamijka Ophcrack LiveCD: http://ophcrack.sourceforge.net/ waa barnaamij lacag la’aan ah. (Haddii aadan furan... Sii Akhri... »

Sida Codka (MP3) Loo Geliyo WordPress-ka

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Thursday, June 21, 2012 | 6 Jawaabood

Casharkan kooban waxaan ku baran doonaa sida codka oo ah MP3 loo geliyo website ku dhisan WordPress. Nidaamka ugu sahlan ee codka loo geliyo WordPress-ka waa in codka marka hore lagu shubo khaanad gaar ah oo ka mid ah website-ka. Waxaana codka lagu xawili karaa FTP (sida FileZilla). Markaas si codkii toos looga dhegeysan karo... Sii Akhri... »

TAB iyo XEELAD: Sidee WordPress-ka looga Xannibi Karaa Jawaabaha ay soo diraan Shuftada Internetka (Spam)

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Saturday, June 9, 2012 | 9 Jawaabood

Waxaa website-kayga lagu wareeriyey jawaabo (Comments Spam) ay soo dirayaan shufto, ayagoo ku soo diraya  qaybta jawaabaha  ee WodPress, maxaan iskaga difaacaa? Sidee loo xannibi karaa ‘Comments-ka’ ay soo diraan shuftada internetka? Barnamij noocee ah ayaa website-ka lagaga xannibi karaa Jawaabaha Spam-ka ah? Waxaa... Sii Akhri... »

Sidee Loo Xaddidi karaa Saacadaha aysan Carruurtu Geli Karin Computerka

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Tuesday, February 21, 2012 | 24 Jawaabood

Barnaamijka Parental Controls ee Windows – Waalidiin badan ayaa waxaa dhici karta in ay ka walaacsan yihiin saacadaha ay carruurtoodu ku jiraan computerka. Haddaba waxaa jira barnaamij aad u sahlan oo suurtagal ka dhigaya in la xaddido saacadaha ama waqtiyada ay carruurtu geli karaan computerka. Barnaamijkaas ay waalidku... Sii Akhri... »

Sidee Youtube Looga xannibi karaa Aflaanta Anshaxa xun

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Monday, February 13, 2012 | 15 Jawaabood

Sidee carruurtaada uga difaaci kartaa video-yada anshaxa xun ee ku jira Youtube. Websiteka Youtube waxaa maalintii laga daawadaa 3 billion oo video kuwaas oo ay ku jiraan video-yo laga kororsan karo cilmi iyo aqoon farsamo. Laakiin waxaa kale oo ku jiri kara video anshax xun ama aan ku haboonaynin carruurtu daawadaan. Mulkiilayaasha... Sii Akhri... »

Sidee Computerka Looga Xanibi karaa Websiteyada Aflaanta Anshaxa Xun

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Sunday, February 5, 2012 | 34 Jawaabood

“Carruurtaada ka difaac website-yada Anshaxa Xun”.. Internetka waxaa ka buuxa macluumaad wax tar leh. Waxaa taas garab socda in ay ka buuxaan waxyaabo aad halis u ah iyo kuwo anshax ahaan khatar ah oo aan u wanaagsanayn koritaanka caqliga ama maskaxeedka carruurta iyo amaankooda naf ahaaneedba. Sidaas ayey lagama... Sii Akhri... »