webdesign

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Sunday, March 13, 2011 | 6 Jawaabood

« |

« |

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Bookmark and Share

6 Jawaabood

  1. mohamed says:

    aad ayaad ugu mahadsantihiin aqoonta aaad dadkiina ugu soo bandhigteen afgooga hooyo waanan idiinku hambalyaynayaa.

  2. Cumar says:

    Asalaamu calaykum .
    Aad ayaan idinku hanbal yaynayaa Walaalada ama Walaalka Webkan sameeyay , In badan ayaan is waydiiyay maxaa Website aqoon kororsi ah oo Hadba Tiknoolajiga soo baxa looga jaahil bixiyo umada Somaliyeed, Webkan AQOONKAAL meeshii naxanuunaysay dawadeedii inu yahay ayaad moodaba , waayo baahi badan ayaa loo qabay Mareeg kan oo kale ah, aniga ruux ahaantayda aad ayaan uga fa,iidaystay wax badan, aad & aad ayaad u mahadsantihiin bahda AQOONKAAL Alle ha idin barakeeyo. AAmiin

  3. mohamed says:

    waa ni salaamay marka xigta aad ayaad u mahad santihiin

  4. sideen usameyaa hotmail

  5. abdikariin ali mohamed aajaa says:

    Asc aad aya u mahad santihin walalayaal sida ad dhiri galinta wadani ad u muujiseen o ad umadeena aqoon ugu yeshaan guul wacan

Qor Jawaabtaada