FLOAT: Sida qoraal ama sawir loo xejiyo Dhinac – Cashar 17aad
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Casharkan oo kamid ah casharada xiriirka ah ee HTML iyo CSS ku baro Af-Soomaali ee Aqoon Kaal, waxaan ku baran doonaa sida sawirka ama qoraal loo xejiyo dhinac bogga kamid ah am adhinac qoraal kale.
Xeerka arrintaas suurtgalka ka dhiga waa FLOAT.
Waxa kale oo aan casharkan ku baran doonaa sida loo xadido ballaca iyo joogga qayb kamid ah bogga ama qoraalka.
Video-ga hoos ka daawo:
- FG. Haddii aad joogtid Shiinaha ka daawo YouKu (Halkan)
Macluumaad La Xiriira Casharka
Xeerarka CSS
[sourcecode language=”css”]
.xoolaha {
background-color: #CCEE00;
margin: 20px 40px 30px 40px;
padding: 5px 10px 7px 10px;
border: 2px solid #0000FF;
width: 200px;
float: right;
}
[/sourcecode]
Xeerarka HTML
[sourcecode language=”html”]
<!DOCTYPE html>
<html dir="ltr" lang="so">
<head>
<title>Cinwaanka Guud ee Websiteka</title>
<link rel="stylesheet" href="style.css" />
</head>
<body>
<p class="xoolaha">Qoraalka bogga</p>
</body>
</html>
[/sourcecode]
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Faafin: AqoonKaal.com
Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook
Halkudheg: HTML
