MARGIN: Sida Shaxanka Qoraalka looga Durkiyo Derbiga Shaashadda – Casharka 14aad
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Casharkan oo qayb ka ah qaabkaloo nidaamiyo sanduuqa ama shaxan la dhexgeliyey qoraalka, waxaan si gaar ah ugu baran doona xeerka Margin oo ah inta qoraalka laga durkinayo derbiga shaashadda computerka..
Xeerka MARGIN oo lala adeegsado xeerarka cabirka waxa uu qiyaas la qararary uu sanduuqa qoraalku kujiro ka durkinayaa derbiga ama ciriyada shaashadda computerka ama derbiga sanduuq kale.
Video-ga hoos ka daawo:
- FG. Haddii aad joogtid Shiinaha ka daawo YouKu (Halkan)
Xeerarka CSS
[sourcecode language=”css”]
body {
margin-top:68px;
margin-right:95px;
margin-bottom:56px;
margin-left:88px;
}
[/sourcecode]
Xeerarka HTML
[sourcecode language=”html”]
<!DOCTYPE html>
<html dir="ltr" lang="so">
<head>
<title>Cinwaanka Guud ee Websiteka</title>
<link rel="stylesheet" type="text/css" href="style.css" />
</head>
<body>
<p>Qoraallada lagu qorayo webka.</p>
</body>
</html>
[/sourcecode]
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Faafin: AqoonKaal.com
Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook
Halkudheg: HTML