Video: Sidee WordPress loogu sameeyaa Foomka Shaqada ama Foomka Xiriirka
Casharkan waxaan ku baran doonaa sida website ku dhisan WordPress loogu samaayo foom loo adeegsan karo xirirkama shaqada. Waxaa marar badan dhacda in shirkadaha ama hay’adaha u baahdaan in dad shaqaalaysiiyaan, sidaas daraadeedna ay lagama maarmaan noqoto in website-ka shirkadda lagu dhejiyo foom ay dadka shaqo doonka ahi... Sii Akhri...
Video: Sidee Gmail looga sameeyaa Emailo u khaas ah Websitekaaga
Sida Gmail looga Sameeyo Email webkaaga ku suntan : Casharkan waxaan ku baran doonaa sida Gmail looga sameeyo emailo u khaas ah websitekaaga, waxaana Emailkaagu noqoneysaa: adiga@websitekaaga.com, halkii aad ka adeegsan lahayd adiga@gmail.com. Arrintaas si loo hirgeliyo, taallaabooyinka la qaado waxaa ka mid ah: In la diiwaan... Sii Akhri...
Video: Sidee si Ammaan ah Qoraallada Loogu xawili karaa Website ayadoo la adeegsanayo FileZilla
Tab iyo Xeelad: Sidee qoraal loogu xawilaa website ayadoo laga taxadaro shuftada Internetka. Waxaa Internetka ku sii badanaya shuftada dhexda ka dafa xogta, gaar ahaan marka qoraallada lagu xawilayo website ama laga soo xawilayo. Waana marka la adeegsanayo FTP caadiga ah ee aan ammaanka ahayn. Sidii aan casharadii hore ugu... Sii Akhri...
Sidee Qoraallada lagu daabaco Website (WordPress) si toos ah ugu soo bixi karaan Facebook?
Casharkan waxaan ku baran doonaa sida Qoraallada lagu daabaco Website ku shaqeeya WordPress sidee si toos ah (Automatic) Facebook uga soo bixi karaan? Waxaa jira habab iyo barnaamijyo badan oo suurtagal ka dhiga in qoraallada lagu daabaco website-ka ku shaqeeya WordPress ay si toos ah uga soo bixi karaan ama ugu daabaci karaan... Sii Akhri...
Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 8aad
Casharkan waa kii 8aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri...
Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 7aad
Casharkan waa kii 7aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri...
Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 6aad
Casharkan waa kii 6aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign Ku Baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri...
Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 5aad
Casharkan waa kii 5aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri...
Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 4aad
Casharkan waa kii 4aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri...
Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 3aad
Casharkan waa kii 3aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri...
Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 2aad
Casharkan waa kii 2aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri...
Webdesign Ku baro Af-Soomaali: Casharka 1aad
Casharkan waa kii 1aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri...




