Naqshadda WordPress Ku Baro Af-Soomaali – Hordhac

Daabace: Eng. Mohamed Ali Aden | Taariikh: Friday, August 28, 2020 | Jawaab

Waa casharro video ah oo xiriir ah, kuna saabsan barashada xeerarka lagu dhiso naqshadda WordPress. Waxaadna kala socon kartaan AqoonKaal.com ama https://youtube.com/aqoonkaal Casharkan hordhaca ah waa guud mar WordPress oo kor-ka-xaadis ahaan aan u xuseyna waxa uu yahay WordPress, iyo waxyaabaha muhiimka ah ee la rabo in... Sii Akhri... »

Sida Video Toos ah (LIVE) Loogu Baahiyo YouTube ayada oo La Adeegsanayo OBS Studio

Daabace: Eng. Mohamed Ali Aden | Taariikh: Monday, August 17, 2020 | Jawaab

Video toos (LIVE) ah si loogu baahiyo YouTube waa in aad marka hore ogtahay waxyaabaha kaa xannibi kara in aad Live ugu baahiso Youtube-ka, sida: In lagaa gudbiyey cabasho ah in aad jebisey xeerarka u deggan YouTube ee la xiriira baahinta Video-ga, ama in waddanka aad joogto uu ka xanniban yahay habka baahinta tooska ah ee... Sii Akhri... »

Sida Loo Duubo Shaashadda Computerka ayada oo la Adeegsanayo Barnaamijka OBS STUDIO

Daabace: Eng. Mohamed Ali Aden | Taariikh: Thursday, August 6, 2020 | Jawaab

Booqo http://Youtube.com/Aqoonkaal si aad u daawato videoga ku saabsan sida loo duubo shaashadda coputerka. Ka soo rogo websiteka https://obsproject.com/ Barnaamija OBS Studio waxaa loo adeegsadaa in lagu duubo shaashadda computerka, qaybaha uu ka kooban yahay OBS waxaa ka mid ah: Sources: “Sources” waa... Sii Akhri... »

Sida Loo Isticmaalo Google Drive – iyo Sida Qoraallada Loogu Qoro, Looguna kaydiyo

Daabace: Eng. Mohamed Ali Aden | Taariikh: Wednesday, September 4, 2019 | 35 Jawaabood

Google Drive (oo loo aqoon jirey Google Docs) waa aalad Online ah oo ay leedahay shirkadda Google, waxaana lagu kaydsadaa dukumiintiga, sida qoraallada ay ka mid yihiin Word, Excel, PowerPoint, PDF, sawiro ama faylal noocii la doono. Wixii lagu kaydiyo Google Drive waxaa laga daalacan karaa meel kasta oo dunida dacalladeeda... Sii Akhri... »

Scan Halal: Waa Aalad Lagu Ogaado Cuntada Xalaasha ah

Daabace: Eng. Mohamed Ali Aden | Taariikh: Tuesday, July 30, 2019 | 6 Jawaabood

#AqoonKaal : Waxaa dhacda marka laga adeeganayo dukaamada waaweyn in loo baahdo in la hubiyo waxyaabaha laga sameeyey cuntada in ay xalaal yihiin. Haddaba, taas xalkeeda waa barnaamijka “Scan Halal” oo ah aalad lagu ogaado waxyaabaha cuntada laga sameeyey haddii ay yihiin Xalaal iyo in kale. Barnaamijkaas... Sii Akhri... »

7 Saacadood ayaa Dhallinyarada Soomaaliyeed Ku Lumiyaan Internetka Maalin kasta

Daabace: Eng. Mohamed Ali Aden | Taariikh: Sunday, January 6, 2019 | 12 Jawaabood

Dadka ilaa hadda ka qayb qaatay codbixinta ku saabsan waqtiga ku luma internetka ayaa tibaaxay in ay maalin waqti badan kaga lumo dhex-mushaaxa internetka. Codbixinta oo weli furan (halkan riix) waxay muujineysaa in dadka badankoodu ay internetka ku lumiyaan celeclis ahaan 7 saac, 4 saac, iyo 2 saac. Codbixiyaasha... Sii Akhri... »

Immisa Saacadood ayaa Maalintii Kaaga Luma Internetka?

Daabace: Eng. Mohamed Ali Aden | Taariikh: Saturday, January 5, 2019 | Jawaab

Waqtigii lagu lumin jirey in la iska fadhiyo makhaayadaha shaaha laga cabbo waxaa bedeley in internetka lagu lumiyo saacado badan, gaar ahaan goobaha bulshada (Facebook, Twitter, WattsApp, iwm). Haddaba maadaama aysan jirin cilmibaaris dhab ah oo lagu sameeyey internetka daalacashadiisa waqtiga kaga luma bulshada Soomaalida,... Sii Akhri... »

Amazon KDP oo Joojinaya Daabacaadda Buugaagta Ku Qoran Af-Soomaaliga

Daabace: Eng. Mohamed Ali Aden | Taariikh: Saturday, October 6, 2018 | 6 Jawaabood

Ka qayb Qaado Sidii Amazon Loogu Qancin lahaa in uu Daabaco Buugaagta Ku Qoran Af-Soomaaliga Amazon ayaa shaaciyey in qaybta buugaagta lagu daabaco ee CreateSpace loo rarayo adeeg cusub oo ah KDP (Kindle Direct Publishing), ayadoo meesha laga saari doono CreateSpace, wixii hadda ka dambeeyana buugaagta lagu daabacan karo KDP. Arrintaasi... Sii Akhri... »

Ma Jiraa Buug Af-Soomaali Ku Qoran oo Saamayn Wanaagsan Ku Yeeshay Noloshaada?

Daabace: Eng. Mohamed Ali Aden | Taariikh: Sunday, April 22, 2018 | 24 Jawaabood

Akhriska iyo qoraalku muhiimad aad u sareysa ayey u leeyihiin bini’aadamka. Buugaagtana waxaa la isugu gudbiyaa cilmiga, taariikhda, ama dhacdooyinka la doonayo in la diiwaan geliyo si ay ogaadaan jiilasha dambe. Sidoo kale waxaa jira buugaag xambaarsan xigmad, waayo-aragnimo, iyo aqoon kororsi uu akhristahu ka faa’iidayo. Qoritaankii... Sii Akhri... »

Sidee Loo Sameystaa Blog ama Website

Daabace: Eng. Mohamed Ali Aden | Taariikh: Sunday, January 29, 2017 | 26 Jawaabood

Ugu horayn inta aynaan dhex gelin sida loo sameeyo blog, waxaan marka hore isla meel dhigeynaa macnaha guud iyo qeexidda blog iyo waxyaabaha asaaska u ah. Waa maxay Blog? Blog waxaa laga soo gaabiyey Weblog, oo ah qoraallo taxane ah oo lagu daabaco Website, qoraalladaas oo noqon kara kuwo mowduuc gaar ah ku saabsan, sida noocyada... Sii Akhri... »

Muqdisho oo Markii Koowaad Noqotay Magaalada Akhristayaasha ugu badani ka soo Booqdaan AqoonKaal.com

Daabace: Eng. Mohamed Ali Aden | Taariikh: Sunday, January 1, 2017 | 10 Jawaabood

iyo Hargeysa notay magaalada labaad…. Hargeysa waxay kaalinta koowaad haysatey 2013 ilaa 2015, waxaase hadda xiin ku dhaaftay Muqdisho. Website-ka AqoonKaal.com waxaa la asaasay March 17, 2006, ilaa xilligaas waxaan ku daabacay qoraallo la xiriirta aqoonta farsamada Teknoolojiyada, gaar ahaan cilmiga la xiriira computerka... Sii Akhri... »

PowerPoint sida Loogu Daabaco Facebook

Daabace: Eng. Mohamed Ali Aden | Taariikh: Monday, January 18, 2016 | 26 Jawaabood

Su’aal uu akhriste #AqoonKaal isoo weydiiyey ayaa u qornayd sidan: Waxaan rabaa inaan page-kayga Facebook ku xiro ama ku daabaco PowerPoint ee sidee yeelaa? Su’aashaas uu isoo weydiiyey akhriste AqoonKaal.com, waxaana uga jawaabayaa si caam ah, si akhristayaasha kale ay ugu noqoto aqoon-kororsi. Sida caadiga ah Facebook-ga... Sii Akhri... »

Review Your Cart
0
Add Coupon Code
Subtotal