Excel Ku Baro Af Soomaali – Qaybta 2aad: TAB iyo XEELAD
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
#AqoonKaal – Casharka 2aad ee Excel ku baro Af Soomaali – wuxuu ku saabsan yahay farsamo ama Tab iyo Xeelad adeegsiga si Excel uu kuugu sahlanaado marka aad wax ku qoranayso ama xisaab ku qornayso.
#ExcelSomali
Cilmiga Computerka Ku Baro Af-Soomaali waa qoraallo ku soo baxa websiteka AqoonKaal.
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Faafin: AqoonKaal.com
Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook
Waan kaaga mahad celinayaa, deeqsi nimadaada sida aad casharada aad duubtay aadan u hagranin ee aad u waafisay.
waxaan kaa rabay Excel qaybtiisa bilowgaa ma ku jiraa? webka aniga waan ka raadiyay mana arag.
Mahadsanid