Software iyo Microphone-ka Aan Adeegsado Markaan Duubayo Casharrada YouTube
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Barnaamijyada aan adeegsado waxaa ka mid ah:
MICROPHONE:
Duubista codka video-ga waxaan u adeegsadaa:
BOYA BY-M1 Pro: Halkan ka eeg https://amzn.to/3g4fqhF (Amazon affiliate link).
SOFTWARE:
– Duubista: OBS: https://youtu.be/v2AIMWigwLA
– Hagaajinta (Edit): Davinchi Resolve 16: https://www.blackmagicdesign.com/prod…
– PowerPoint oo aan u adeegsado sharraxaada
– Sawirrada: InkScape : https://inkscape.org/ (free) iyo Gimp: https://www.gimp.org/ (free)
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Faafin: AqoonKaal.com
Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook
Ascwr
Mahamed Ali waa ku salaamayaa waxaan Ka Mid ahay dadka wabkaaga ku xidhan casharadaadana aad u xiiseeya, waxaan kaa codsanayaa hadii aad awoodid Programm ka Inkscape oo afsomali aadkusharaxday inaad ii soo dirto waxaan rabay inaan logo yin kusameeyo sida T-Shart iyo wixii lamida
Aad ayaan kuu salaamayaa
Waanad mahadsantahay
Ali Yusuf