Video: Casharka 6aad ee OpenOffice: Sida loo sameeyo Shaxanka ama Chart
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Marka la samaynayo shaxan (chart) waxaa muhiimad la siiyaa xogta la soo bandhigi doono iyo dhambaalka ay xambaarsan tahay in uu noqdo mid si fudud loo fahmi karo. Casharkan ayaana ku baran doonaa sida loo sameeyo shaxan ka tarjumaya xogta aan doonaynayo in la muujiyo.
Shaxanka la samayanayo waxa uu leeyahay noocyo kala duwan, waxaana halkan ku baran doonaa kuwo loogu adeegsiga badan yahay.
Waxaan arki doonaa sida ay u sahlan tahay in la sameeyo shaxan.
- FG. Marka aad qortid Jan2010 haddii ay noqoto taariikh, sida 1/2010, waxaad markaas halkaas ku bedeli kartaa Jan_2010 si ay qoraal kuugu ahaato column-ka muuninaya sannadka.
Haddaba Video hoos ka daawo:
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Faafin: AqoonKaal.com
Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook
waad mahadsantay walalo ilaahay hakaa ajarsii yo waan ka faa iidaysanay casharkaaga muhiimkaa
asc.ingr.maxamed cali waxa kaga mahad celina sida fudud ee ad ii bartay openoffice ama qaabka xisaabta wana ku najaxay waxa ku leyhay ajir alaha ka siyo aniga iyo walalaha jacel wax barashada aqoon laan wa iftiin lan
la talin somalida diaspro ah wadanki lama joga ka faideysta walalkey jacel in an heer gaarno xaga aqoon alaha ajir ka siyo aamin asc all
Asc all inta barnaamijkaan qiimaha badan kafaa iidasatay waxaan kalo umahdcelinaya so diyaarihii cashrkaan runti wax badan beynu ka faaiidnay mar laabd mahadsanid
asc walaal mahadsanid.
asc dhamaan tiinab runtii waxa wacan in wax ba lakala qarain lkin walaahi aqoonkaal aad ayaan uga bartaya casharka HTNLand CSS ilaahay waxaan uga barayaaya inuu dhamaantoodba ajarkasiiyo cilmiga fre aga ah waxaan salaamaya maacalinka jasaa aakalaahu khayran ilaahy hakuu siyaadiyo cilmigaga