Video: OpenOffice – Casharka 1aad: Guud mar Barnaamijka OpenOffice

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Sunday, January 2, 2011 | 22 Jawaabood

Ka hor inta aynaan dhex gelin adeegsiga barnaamij Xisaabeedka ¬†OpenOffice Calc, waxaa muhiim ah in aan guud mar ku samayno muuqaalka guud ee barnaamijka OpenOffice, taasi waxay inaga caawin doontaa in adeegsiga barnaamijku uu inoo sahlanaado. FG. Haddii shaashadda Video-gu kugu yartahay, waxaad eegtaa qormada iyo sawirka muujinaya... Sii Akhri... »

Video: Hordhac – Xaggee ka soo rogan kartaa Barnaamijka OpenOffice

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Sunday, January 2, 2011 | 15 Jawaabood

Casharkani waxa uu hordhac u yahay casharro xiriir ah oo ku saabsan Barnaamijka OpenOffice. Gaar ahaan barnaamijka Spreadsheet (Calc) oo u dhigma Excel, oo ah barnaamij lagu maareeyo hab¬† xisaabeedka fudud ilaa xisaabta heerka ugu saraysa ee lagu kala hago mashaariicda waaweyn. Haddaba ka hor inta aynaan bilaabin casharrada... Sii Akhri... »

Ku Soo Dhawaada Website AqoonKaal.com oo dib u habayn lagu sameeyay

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, December 31, 2010 | 20 Jawaabood

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Akhristayaasha qiimaha badan waxan la socodsiinaynaa in dib u habayn lagu sameeyey website-ka AqoonKaal.com. Waxa kale oo dib u habayn lagu sameeyey casharrada aan halkan ku soo gudbin doono ee la xiriira Cilmiga Computerka iyo Farsamada Casriga ah oo ku qoran AfSoomaali, si aan... Sii Akhri... »

Aqoon Kaal: Qaybta waxaan ku daabaci doonaa wixii Video ee la xiriira casharada

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, December 31, 2010 | 10 Jawaabood

sawir

Qaybtan AqoonKaal.com waxaan ku daabaci doonaa wixii Video waxbarasho ee la xiriira casharada ku saabsan computerka iyo farsamada casriga ah. Insha Allah. Sii Akhri... »

Aqoon Kaal: Qaybta Waxaad ku daabaci doonaa macluumaadka Teknoolojiyada

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, December 31, 2010 | 13 Jawaabood

sawir

Qaybtan AqoonKaal.com waan ku daabaci doonaa macluumaad wixii ku saabsan Technolojiyada, Intii Allah na waafajiyo. Sii Akhri... »

Aqoon Kaal : Macluumaad la xiriira Computerka (Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan)

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, December 31, 2010 | 23 Jawaabood

sawir

Qaybtan waxay ku saabsan tahay macluumaadka la xiriira computerka. AqoonKaal.com waxa uu halkan ku soo gudbin doonaa macluumaadka la xiriira computerka. Murti Soomaaliyeed oo ku saabsan AQOONTA: Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan ama Aqoon La’aani Waa Iftiin La’aan AQOON KAAL Waa website Aqoon Kororsi... Sii Akhri... »