Video: Casharka 7aad ee OpenOffice: Xisaab Xirka Mashruuc ama Community
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Casharkan oo daba socda casharradii hore waxaan ku baran doonaa qaab fudud oo loo maareeyo, loona xisaabin karno kharashka soo xerooda iyo kharashka baxa ee mashruuc ama jaaliyad (Community) iwm.
Waxaana casharka ku muujin doonaa qaab xisaab ah iyo shaxan ama graph isku xiriirsan.
Halkan ka eeg Video-yadii hore ee AqoonKaal (GUJI)
« Casharkii Hore | Casharka Xiga »
Faafin: AqoonKaal.com
Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook
asc Ustaad, aad ayaan kaaga mahad celinayaa sida wanaagsan oo aad aqoontaada nooga faaiideysay Allena hakaa awaal mariyo.
mida kale Ustaad waxaan jeclaan lahaa inaad noo soo diyaariso barnaamij la yiraahdo SQL oo database ah waana kaa rajeynaa.
thanks your effort
ASC Walaal Video 5aad waxaan geliyey Youtube-ka, waxaana ku xiriiriyey casharka ee makusoo baxayaa oo si wacan ma u daawan kartaa? Fadlan ii xaqiiji in uu kuu daarmayo adigoo mahadsan.
waan halkan uga mahadnayaa macalinka ama macalimiinta halkan aqoonta ugu tabarucaya dadka aqoon raadiska ah
ALLE haydinka amaal mariyo waad helaysaan abaalkiina aqoonta aad dadka ufaaidayseen.
Asc teacher aad&aad aya u mahad santahay sida wngsn e halkaan ad ardada somaliyeed wax ku baraysid wlh markan arkay webkan wanku farxay lkn hada kadib waxan noqo dona mid ku tixan duuruustisa
thanks you teacher maxamed cali .i hope with you long life and better
ASC Walaal mahadsanid, kuna soo dhawaw AqoonKaal.com, khayr ayaan kuu rajayanayaa adigana insha Allah.
waxan ahay wiil arday ah waxaan jeclahay Xisibta
aad baan u xiiseeyaa xisaabtka iyo wax yaabaha quseeyo computerka
asc maclin ruuntii waad mahadsantahay
sii fiican waan kaa faaideystey maxmad siyad!
thank u very much!
thank you very mach
from Mogadisho
asc ustaad runtii waxbadan ayaan kaa faaiidaystay ajar badan allah kusiiyo aqoontaadana allah barakeeyo, haka daalin inaa nala wadaagto marwaliba