Sidee Macluumaadka ku jira Computerka Looga Sameeyaa Backup (ama Koobi kuu noqda Kayd)

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Saturday, February 15, 2014 | 18 Jawaabood

Qoraalkan iyo qoraallo xiga oo kusoo baxaya AqoonKaal.com, insha Allah, waxaan ku baran doonaa sida computerka looga sameeyo backup ama koobi. Waxaan baran doonaa barnaamijyada loo adeegsado Backup iyo sida macluumaadkaas koobiga laga sameeyey looga dhigo ammaan ama sida loo sameeyo “Encrypt” si aan qof kale u furan faylashaada. Hordhac Qoraalkan... Sii Akhri... »

Sida Computerka Looga Difaaco Shuftada Internetka (AntiVirus iyo Firewall lacag la’aan ah)

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Wednesday, February 5, 2014 | 29 Jawaabood

Haddii aad leedahay Computer tallaabada ugu horaysa ee kula gudboon waa in aad ku dadaashid sidii aad uga hortegi lahayd waxa loo yaqaan Viruska, maadaama ay internetka ka buuxaan shufto u heellan samaynta aaladaha lagu dhibaateeyo computerka, computerkana uga difaaci lahayd weerarada ay soo qaadaan shuftada internetku. Virus... Sii Akhri... »

Sida Loo Isticmaalo Google Form – oo ah Foomka Afti Ururinta (Survey)

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Monday, November 18, 2013 | 24 Jawaabood

Ma doonaysaa in aad ogaatid fikirka ay dadweynahu ka qabaan adeegga ganacsigaaga ama shirkadaada (survey)? Ma ku fekertey in aad heshid talo bixinta ardaydaada? Ma jiraan su’aalo aad doonaysid in aad xog ururin ka samaysid? Ma haysaa su’aalo cilmi baaris oo aad doonaysid in aad ka heshid hab fikirka dadweynaha? Haddaba... Sii Akhri... »

7 Barnaamij oo Lacag La’aan Loogu Waci Karo Asxaabtaada

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Thursday, November 7, 2013 | 33 Jawaabood

Sida lacag la’aan loogu waco asxaabtaada iyo qaaraabada ku kala nool daafaha dunida Waxaa jira barnaamijyo farabadan oo suurtagal ka dhiga in lagu wada xiriiro. Waxaana qoraalkan ku baran doonaa barnaamijyadaas qaar ka mid ah oo lacag la’aan ah loogu waci karo asxaabta iyo qaraabada ku nool daafaha dunida. Barnaamijyadaas... Sii Akhri... »

Sida ugu Fudud ee Loo Samaysto Twitter

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Sunday, October 20, 2013 | 21 Jawaabood

Sida loo isticmaalo Twitterka AqoonKaal.com: Twitterku waxa uu kamid yahay barnaamijyada loo yaqaan ‘social media’ ee lagu wada xiriiro oo la isku dhaafsado cilmi, macluumaad ama akhbaar iyo xog muhiim ah ama mid aan muhiim ahayn ee xaraabo ah. Qoraallada lagu qoro Twitterku sida caadiga ah waa “public”... Sii Akhri... »

Sida ugu Fudud ee Facebook Loo Samaysan karo iyo Talooyin ku saabsan adeegsiga Facebook

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Monday, September 30, 2013 | 21 Jawaabood

Facebook waxa uu ka mid yahay barnaamijyada bulshada ee lagu wada xiriiro ee loo yaqaan “social media”, islamarkaasna la isku dhaafsado akhbaarta, cilmi, warar, waxyaabaha cusub ee muhiimka ah iyo waxyaabo aan muhiim ahaynba ama xaraabo. Waxa kale oo Facebook leeyahay qayb si toos ah loogu wada hadli karo ee loo... Sii Akhri... »

Sida ugu Fudud ee Loo Samaysan karo Gmail (Google Email)

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Wednesday, September 25, 2013 | 20 Jawaabood

sida loo samaysto emailka

Emailku waxay ka mid tahay waxyaalaha muhiiimka ah marka laga hadlayo adeegsiga Internetka. Email waxaa laga samaysan Gmail, Autlook (oo ahaan jirtey Hotmail) iyo Yahoo. Tusaale ahaan haddii la doonayo in la samaysto Twitter, Facebook, Paypal, Website iwm, waxaa loo baahan yahay email. Sidaas daraadeed ayaa emailku muhiimad... Sii Akhri... »

Hargeysa oo Noqotay Magaalada Akhristayaasha ugu badani ka soo Booqdaan AqoonKaal.com

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Sunday, September 15, 2013 | 12 Jawaabood

Website-ka AqoonKaal.com waxaa la asaasay  March 17, 2006, ilaa xilligaas waxaan ku daabacay qoraallo la xiriirta aqoonta farsamada Teknoolojiyada, gaar ahaan cilmiga la xiriira computerka si ay uga faa’iidaan mujtamaca Soomaaliyeed. Haddaba markii aan dib u jalleecay mudadii siddeeda sano ahayd ee la soo dhaafay, islamarkaasna... Sii Akhri... »

Sidee Lagu ogaan karaa Websiteyada Bililiqaystay Qoraallada aad Daabacday iyo Sida Looga Dhigo in aan Koobi Laga samayn karin Qoraalka

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Saturday, August 24, 2013 | 10 Jawaabood

AQOONKAAL.COM: Inkasta oo ay ka jiraan qawaaniin xakameeya xuquuqda qoraallada, haddana waxaana dhacda in xatooyo lagu sameeyo qoraallada ay waqtigooda u hureen qorayaashu, oo lagu xad gudbo xuquuqda qoraha, ayadoo dad kale oo aan ogolaansho u haysan ay koobi bililiqo ah ka samaystaan kuna daabacdaan wargeys-kooda ama website-kooda,... Sii Akhri... »

Gmailka oo Lagu soo Kordhiyey Nidaam Cusub oo Lagu kala Soocayo Emailada Muhiimka ah iyo Emailada kale ee ay soo diraan Websiteyada Xayaysiiska, Facebook, Twitter iwm

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Sunday, August 18, 2013 | 9 Jawaabood

AQOONKAAL.COM: Waxaa waayadan dambe aad u siyaadey emailada xayaysiiska ah ee kusoo dhacaya sanduuqa Emailka iyo kuwa ay soo diraan websiteyada ay bulshadu ku xiriiraan sida Facebook iyo Twitter. Arrintaas waxay caqabad ku noqotay in si fudud loo arko emailada muhiimka ah ee kuugu soo dhaca sanduuqa emailka. Haddaba si arrintaas... Sii Akhri... »

Sida Website ku dhisan WordPress Looga Sameeyo Backup (Koobi dhammaan faylasha)

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Tuesday, July 16, 2013 | 3 Jawaabood

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida koobi (Backup) looga sameeyo gebi ahaan Website ku dhisan WordPress, islamarkaasna jadwal loogu samayn lahaa waqtiga koobiga oo noqon kara Saacad kasta, Toddobaadkiiba mar ama Bishiiba mar, waxaana koobiga lagu kaydinayaa DropBox. Soo koobid – WordPress si looga sameeyo Backup: Akoon... Sii Akhri... »

Sidee Facebook iyo Twitter Looga Xannibi Karaa Aflaanta Anshaxa Xun

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Monday, March 25, 2013 | 12 Jawaabood

Qoraalkan waxaan ku baran doonaa sida loo xannibo Aflaanta iyo Video-yada Anshaxa Xun ee ku jira Facebook iyo Twitter ayadoo la adeegsanayo barnaamijka MetaSurf oo lagu rakibayo Computerka caadiga ah (PC/Laptop) ama iPad. Facebook & Twitter waa barnaamijyada loogu adeegsiga badan yahay, uguna caansan aaladaha Internetka... Sii Akhri... »