Xeerar

Xeerka Sawirka oo laguxiriirinayo bogga xayaysiiska:

FG: Cabbirka sawirka ee xeerka ku qoran waxaad ku bedeshaa ama waafajisaa cabbirka xayaysiiskaaga: Tusaale ahaan haddii xayaysiiskaagu yahay 300×200 markaas barta xeerka qaybta cabbirka ku bedel sidan: width=”300″ height=”200″

[sourcecode language=”html”]
<p><a target="_blank" href="http://webkaaga.com/bogaxayaysiiska/">
<img src="http://webkaaga.com/wp-content/themes/magaca-themaka/images/sawirka.jpg" width="468" height="60" alt="Xayaysiis"></a></p>
[/sourcecode]