Sidee Loo Xaddidi karaa Saacadaha aysan Carruurtu Geli Karin Computerka

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Tuesday, February 21, 2012 | 6 Jawaabood

saacadxanib

Barnaamijka Parental Controls ee Windows - Waalidiin badan ayaa waxaa dhici karta in ay ka walaacsan yihiin saacadaha ay carruurtoodu ku jiraan computerka. Haddaba waxaa jira barnaamij aad u sahlan oo suurtagal ka dhigaya in la xaddido saacadaha ama waqtiyada ay carruurtu geli karaan computerka. Barnaamijkaas ay waalidku adeegsan... Sii Akhri... »

Sidee Youtube Looga xannibi karaa Aflaanta Anshaxa xun

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Monday, February 13, 2012 | 4 Jawaabood

difaaca carruurta iyo internetka

Sidee carruurtaada uga difaaci kartaa video-yada anshaxa xun ee ku jira Youtube. Websiteka Youtube waxaa maalintii laga daawadaa 3 billion oo video kuwaas oo ay ku jiraan video-yo laga kororsan karo cilmi iyo aqoon farsamo. Laakiin waxaa kale oo ku jiri kara video anshax xun ama aan ku haboonaynin carruurtu daawadaan. Mulkiilayaasha... Sii Akhri... »

Sidee Computerka Looga Xanibi karaa Websiteyada Aflaanta Anshaxa Xun

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Sunday, February 5, 2012 | 10 Jawaabood

difaaaca

“Carruurtaada ka difaac website-yada Anshaxa Xun”.. Internetka waxaa ka buuxa macluumaad wax tar leh. Waxaa taas garab socda in ay ka buuxaan waxyaabo aad halis u ah iyo kuwo anshax ahaan khatar ah oo aan u wanaagsanayn koritaanka caqliga ama maskaxeedka carruurta iyo amaankooda naf ahaaneedba. Sidaas ayey lagama... Sii Akhri... »

Video: Qaybta 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad: Sidee WordPress loogu sameeyaa Foomka Shaqada ama Foomka Xiriirka

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Saturday, January 28, 2012 | 5 Jawaabood

cf72

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida website ku dhisan WordPress loogu samaayo foom loo adeegsan karo xirirkama shaqada. Waxaa marar badan dhacda in shirkadaha ama hay’adaha u baahdaan in dad shaqaalaysiiyaan, sidaas daraadeedna ay lagama maarmaan noqoto in website-ka shirkadda lagu dhejiyo foom ay dadka shaqo doonka ahi... Sii Akhri... »

Video: Sidee Gmail looga sameeyaa Emailo u khaas ah Websitekaaga

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Monday, January 23, 2012 | 7 Jawaabood

gmail0

Sida Gmail looga Sameeyo Email webkaaga ku suntan : Casharkan waxaan ku baran doonaa sida Gmail looga sameeyo emailo u khaas ah websitekaaga, waxaana Emailkaagu noqoneysaa: adiga@websitekaaga.com, halkii aad ka adeegsan lahayd adiga@gmail.com. Arrintaas si loo hirgeliyo, taallaabooyinka la qaado waxaa ka mid ah: In la diiwaan... Sii Akhri... »

Video: Sidee si Ammaan ah Qoraallada Loogu xawili karaa Website ayadoo la adeegsanayo FileZilla

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Wednesday, January 18, 2012 | Jawaab

fzilla22

Tab iyo Xeelad:  Sidee qoraal loogu xawilaa website ayadoo laga taxadaro shuftada Internetka. Waxaa Internetka ku sii badanaya shuftada dhexda ka dafa xogta, gaar ahaan marka qoraallada lagu xawilayo website ama laga soo xawilayo. Waana marka la adeegsanayo FTP caadiga ah ee aan ammaanka ahayn. Sidii aan casharadii hore ugu... Sii Akhri... »

Sidee Qoraallada lagu daabaco Website (WordPress) si toos ah ugu soo bixi karaan Facebook?

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Thursday, January 5, 2012 | 10 Jawaabood

wordface

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida Qoraallada lagu daabaco Website ku shaqeeya WordPress sidee si toos ah (Automatic) Facebook uga soo bixi karaan? Waxaa jira habab iyo barnaamijyo badan oo suurtagal ka dhiga in qoraallada lagu daabaco website-ka ku shaqeeya WordPress ay si toos ah uga soo bixi karaan ama ugu daabaci karaan... Sii Akhri... »

Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 8aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Sunday, July 24, 2011 | 25 Jawaabood

aweb8

Casharkan waa kii 8aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri... »

Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 7aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Friday, July 22, 2011 | 5 Jawaabood

aweb7

Casharkan waa kii 7aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri... »

Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 6aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Wednesday, July 20, 2011 | Jawaab

aweb6

Casharkan waa kii 6aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign Ku Baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri... »

Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 5aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Monday, July 18, 2011 | 4 Jawaabood

aweb5

Casharkan waa kii 5aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri... »

Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 4aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Saturday, July 16, 2011 | 2 Jawaabood

aweb4

Casharkan waa kii 4aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri... »

Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 3aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Thursday, July 14, 2011 | 1 Jawaab

aweb3

Casharkan waa kii 3aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri... »

Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 2aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Tuesday, July 12, 2011 | 8 Jawaabood

aweb2

Casharkan waa kii 2aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri... »

Webdesign Ku baro Af-Soomaali: Casharka 1aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Sunday, July 10, 2011 | 4 Jawaabood

aweb1

Casharkan waa kii 1aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri... »

Webdesign Ku baro Af-Soomaali: Hordhac

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Friday, July 8, 2011 | 5 Jawaabood

aweb0

Casharkan waa hordhaca casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri... »

Tab & Xeelad: Sida Loo Bedelo Video ku duuban DVD

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Wednesday, May 11, 2011 | 1 Jawaab

sawir

Casharkan waxaan ku badan doona sida loo bedelo video ku duuban DVD ama CD, islamarkaasna video-gaas loogu xafidi lahaa computerka, haddii loo baahdona lagu xawilo ama lagu daabaco Youtube ama BlipTv iwm. Waxaan adeegsan doonaa barnaamijka Any Video Converter oo ah barnaamij lacag la’aan ah, kaasoo lagu bedelo Video ku... Sii Akhri... »

Sida loo Xaqiijiyo in xeerarka HTML & CSS ay sax yihiin – Casharka 22aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Monday, April 25, 2011 | 3 Jawaabood

meeta

Casharkan oo kamid ah casharada asaaska ah ee HTML iyo CSS ku baro Af-Soomaali ee Aqoon Kaal, waxaan si gaar ah ugu baran doonaa sida loo hubiyo in xeerarka HTML iyo CSS ay sax yihiin ama waafaqsan yihiin nidaamka asal ahaan u deggan xeerarkaas. Waxa kale oo casharkan ku baran doonaa xeerka META oo lagu qoro qaybta sare ee HEAD... Sii Akhri... »

WordPress: Sida Radio Loogu Daro Website ku dhisan WordPress

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Sunday, April 24, 2011 | 2 Jawaabood

wpaud

Casharkan waxaan ku baran doonaa barnaamij kaabe ah (plugin), oo lacag la’aan ah, kaas oo surtagal ka dhigaya in website ku dhisan WordPress si fudud looga sameyo meel laga dhegeysan karo codka ama Radiye. Barnaamijka aan adeegsan doono waa “Flash MP3 Player”, waxaana laga soo rogan karaa website-ka WordPress.org. Video-ga... Sii Akhri... »

Noocyada laga dhigo Liiska Taxan, sida Alif-beeto, Xarfo Roman iwm- Casharka 21aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Saturday, April 23, 2011 | Jawaab

c21

Casharadii hore waxaan kusoo baranay xeerka guud ee liiska taxan (UL, OL, LI), gaar ahaan sida loo sameeyo liiska oo wata tirada carabiga (1, 2, 3…). Casharkan waxaan ku baran doonaa sida liiska looga dhigo Alif-beeto, sida (A, B, C…), ama xarfo Roman ah (I, II, III), iwm. Sidoo kale waxaan baran doona sida tirada... Sii Akhri... »

Image Map: Sida Loo Sameeyo Sawir Khariidadeed – Casharka 20aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Thursday, April 21, 2011 | 4 Jawaabood

c20aad

Casharkan oo ah kii 20aad ee casharada xiriirka ah ee HTML iyo CSS ku baro Af-Soomaali ee Aqoon Kaal, waxaan ku baran doonaa sida loo sameeyo Image map ama sawir khariidadeed, taas oo ah sawirka oo qaybokamid ah laga dhigayo meel marka la riixo kugu xiriirinaysa baal ama bog khaas u ah qaybtaas. Arrintaas waxaan la kaashan doonaa... Sii Akhri... »

Sida sawir Loogu Dhejiyo Derbiga gadaal ee Shaashadda Webka – Casharka 19aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Wednesday, April 20, 2011 | Jawaab

c19aad

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida sawir loogu dhejiyo dhanka gadaale ee shaashadda website, waa shaashadda ka dambaysa midabka website. Casharkan oo qayb ka ah casharada xiriirka ah ee Aqoon Kaal waxaan si gaar ah ugu baran doonaa sida sawir looga dhigo midabka gadaal kaga dhegan shaashadda website-ka. Waxaana adeegan doonaa... Sii Akhri... »

FAVICON.ICO: Sida Loo Sameeyo Astaanta Websiteka ee ku suntan Browserka – Cashar 18aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Tuesday, April 19, 2011 | 3 Jawaabood

faviconn

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida loo sameeyo sawirka astaanta website-ka ee ka muuqata dhanka sare ee Browserada marka la booqdo website-ka. Astaantaas oo ku suntan browserka waxay ka qayb qaadataa hab samida iyo xirfada website-ka. Casharkan oo kamid ah casharada xiriirka ah ee HTML iyo CSS ku baro Af-Soomaali ee Aqoon... Sii Akhri... »

FLOAT: Sida qoraal ama sawir loo xejiyo Dhinac – Cashar 17aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Monday, April 18, 2011 | Jawaab

c17

Casharkan oo kamid ah casharada xiriirka ah ee HTML iyo CSS ku baro Af-Soomaali ee Aqoon Kaal, waxaan ku baran doonaa sida sawirka ama qoraal loo xejiyo dhinac bogga kamid ah am adhinac qoraal kale. Xeerka arrintaas suurtgalka ka dhiga waa FLOAT. Waxa kale oo aan casharkan ku baran doonaa sida loo xadido ballaca iyo joogga qayb... Sii Akhri... »

Sida Codka Looga Dhexduubo Computerka ama Website, looguna Diro Email. Q.2aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Monday, April 18, 2011 | 11 Jawaabood

audacity2

Casharkan oo daba socda Casharkii Audacity sida loo duubo codka, waxa uu ku saabsan yahay gaar ahaan sida codka looga duubo computerka dhexdiisa ama looga duubo website. Waxa kale oo aan casharkan ku baran doonaa sida codkii la duubay loogu diri lahaa email. FG: Emailadu inta badan ma xambaari karaan cod aad u baaxad weyn, taas... Sii Akhri... »

AQOON KAAL : Sida Cod MP3 ah Loo Duubo Magarafoon, Looguna Xawilo Website – Q.1aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Saturday, April 16, 2011 | 3 Jawaabood

audacity

Casharkan oo dhexyaal u ah casharadii xiriirka ahaa ee Aqoon Kaal waxaan ku baran doonaa sida codka loo duubo, isla markaasna looga dhigo MP3, kaddibna lagu xiriiriyo Website-ka, loona xawilo Internetka. Waxaan adeegsan doonaa barnaamijka AUDACITY oo ah lacag la’aan. Video-ga hoos ka daawo: FG. Haddii aad joogtid Shiinaha... Sii Akhri... »

BORDER: Sida Naqshadda loogu sameeyo derbiga ku wareegsan Qoraalka – Casharka 16aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Friday, April 15, 2011 | 3 Jawaabood

c16aad

Casharkan oo kamid ah casharada xiriirka ah ee Aqoon Kaal waxaan ku baran doonaa xeerka suurtagal ka dhigaya in dhumuc loo sameeyo wareegga ama derbiga ku xeeran qoraal, isla markaasn midab iyo naqshad loo sameeyo dhumucda ku wareegsan qoraalka. Xeerkaas oo ah BORDER waxa loo sameeyaa dhumuc leh cabbir iyo naqshad iyo midab. Video-ga... Sii Akhri... »

PADDING: Xeerka qoraalka ka durkinaya gudaha derbiga ku xeeran – Casharka 15aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Thursday, April 14, 2011 | 1 Jawaab

c15aad

Casharkan oo ku xiriirsan casharkii hore waxaan ku baran doonaa xeerka PADDING oo ah xeer suurtagal ka dhigaya in qoraalka laga durkiyo derbiga ku xeeran, arrintaasi waxay ka qayb qaadataa in si fudud loo akhrin karo qoraallada ka muuqda shaashadda computer-ka. Xeerka Padding waxa uu qaab ahaan la mid yahay sida xeerkii MARGIN,... Sii Akhri... »

MARGIN: Sida Shaxanka Qoraalka looga Durkiyo Derbiga Shaashadda – Casharka 14aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Wednesday, April 13, 2011 | Jawaab

c14aad

Casharkan oo qayb ka ah qaabkaloo nidaamiyo sanduuqa ama shaxan la dhexgeliyey qoraalka, waxaan si gaar ah ugu baran doona xeerka Margin oo ah inta qoraalka laga durkinayo derbiga shaashadda computerka.. Xeerka MARGIN oo lala adeegsado xeerarka cabirka waxa uu qiyaas la qararary uu sanduuqa qoraalku kujiro ka durkinayaa derbiga... Sii Akhri... »

SPAN: Sida hal weer ama hal tuduc loogu sameeyo Muuqaal gaar ah – Casharka 13aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Tuesday, April 12, 2011 | Jawaab

c13aad

Casharkan waxaan ku baran doonaa xeerka SPAN oo suurtagal ka dhiga in qayb kooban am aweer ama tududc loogu sameeyo muuqaal ama naqshad u gaar ah. Xeerka DIV ee aan casharkii hore kusoo baranay waxa uu ahaa in naqshad loo sameeyo waax ama qayb ballaaran oo website ah, laakiin xeerkan SPAN wuxuu kaga duwan yahay waxaa naqshad... Sii Akhri... »

DIV: Sida hal Naqshad loogu sameeyo waax kamid ah bogga – Casharka 12aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Monday, April 11, 2011 | Jawaab

c12aad

Casharradii hore waxaan ku soo baranay sida qayb gaar ah loogu samaayo naqshad. Casharkanna waxaan ku baran doonaa sida hal naqshsad loogu sameeyo qayb ballaaran ama waax kamid ah qoraalka websiteka. Waxaan adeegsan doona xeerka DIV oo suurtagal ka dhigaya in la dhex gelin karo xeerar kale oo HTML oo dhammaantood qaadan doona... Sii Akhri... »

ID: Xeerka Sameeya Naqshad Khaas ah ee bogga – Casharka 11aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Sunday, April 10, 2011 | Jawaab

idbog

Casharkan waxaan ku baran doonaa xeerka loo yaqaan ID oo ah xeer suurtagal ka dhiga in hal meel oo bogga (baalka) website dhexdiisa loo sameeyo naqshad khaas ah. Tusaale ahaan haddii loo baahdo in hal cinwaan oo bogga ah uu yeesho midab iyo muuqaal gaar u ah waxaa markaas la adeegsadaa xeerka ID oo lagu qorayo HTML, islamarkaasna... Sii Akhri... »

CLASS: Waa xeer Naqshad u samaaynaya dhawr meelood – Casharka 10aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Saturday, April 9, 2011 | Jawaab

classbog

Casharkan waxaan ku baran doonaa xeerka loo yaqaan Class oo ah xeer suurtagal ka dhiga in dhawr meelood oo bogga (baalka) website dhexdiisa loo sameeyo naqshad isku mid ah. Tusaale ahaan haddii loo baahdo in dhawr cinwaan oo bogga ah ay yeeshaan midab iyo muuqaal isku mid ah waxaa markaas la adeegsadaa xeerka CLASS oo lagu qorayo... Sii Akhri... »

HTML & CSS: Sida Loo Naqshadeeyo Linkiyada – Casharka 9aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Friday, April 8, 2011 | 2 Jawaabood

cashar9

Casharkan waxaan ku baran doonaa xeerarka suurtagalka ka dhiga in la naqshadeeyo linkiyada website si ay u sahlanaato in la kala garto linkiga la booqday iyo linkiyada aan weli la booqan. Waa xeerar suurtagal ka dhigaya in midabo kala duwan loo sameeyo linkiga aan la booqan iyo likiga labooqday, iyo weliba midab ka duwan oo... Sii Akhri... »

HTML & CSS: Xeerka Nooca Farta Qoraalka Website – Casharka 8aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Thursday, April 7, 2011 | 3 Jawaabood

cashar8

Casharkan waxaan ku baran doonaa xeerarka suurtagalka ka dhiga in la xusho nooca laga dhigayo farta lagu qorayo website-ka, nooceeda, cabirkeeda iyo cabirka loo sameeyo sadarada oo laka durkinayo. Xeerka farta ee FONT: waa xeer kamid ah kuwa looguadeegsiga badan yahay marka ladhisayo website-ka, waxaana xeerkaas lagu qoraa faylka... Sii Akhri... »

HTML & CSS: Sida loo Xusho Midabbada Website -Casharka 7aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Tuesday, April 5, 2011 | 2 Jawaabood

cashar7

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida ugu wanaagsan ee loo xulan karo midabada loo samaynayo website-ka. Waxa kale oo casharn aan kaga bogan doonaa faraqa u dhexeeya midabka derbiga shaashadda (background) iyo midabka qoraalka (color) iyo xeerarka loo adeegsado. Marka aad daawatid Video-ga hoose waxaad xirfad u yeelan doontaa... Sii Akhri... »

CSS: Hordhac Xeerarka Naqshadaynta Website – Casharka 6aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Monday, April 4, 2011 | 6 Jawaabood

css1

Casharkan waxaan ku baran doonaa hordhac ku saabsan xeerarka CSS (Cascading Style Sheets) oo ah xeerar lagu naqshadeeyo website-ka. Waxa ugu horeeya oo aan casharkan ku baran doonaa qaabka asaaska ah ee loo qoro xeerarka CSS, waxaan amarkaas baran doonaa sida loo bedelo midabka guud ee website-ka. Video-ga casharkan hoos ka... Sii Akhri... »

Tab & Xeelad: Sida Video loogu daabaco Youtube

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Monday, April 4, 2011 | 3 Jawaabood

ytub

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida Youtube loga samaysto Account, isla markaasna loogu daabaco Video. Waxa kale oo Video labaad ee hoose uu ku saabsan yahay tirakoob la xiriira aqaladda website-yada lagu daalacdo ee Browser-ka iyo sida loogu baahan yahay in la cusboonaysiiyo browserada. Youtube Sida looguduubo Video FG.... Sii Akhri... »

HTML: Sida loo sameeyo Liiska Qoraalka – Casharka 5aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Sunday, April 3, 2011 | Jawaab

c5aad

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida loo qoro xeerarka HTML ee suurtagalka ka dhiga in qoraallada loo sameeyo liis taxan. Liiska oo noqon kara mid wata tiro taxan,a ma liis aan tiro lahayn. Sida aan Video-ga ku arki doono, xeerarka liiska sameeya waa kuwo aad u sahlan, laakiin aad loo adeegsado. Waa xeerar ka qayb qaata bilicda... Sii Akhri... »

HTML Ku Baro AfSoomaali – Casharka 4aad

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Saturday, April 2, 2011 | Jawaab

cashar4

Casharkan waxaan ku baran doonaa xeer kooban oo browser-ka u tilmaamaya luqadda uu ku qoran yahay website-ka iyo nooca xeerarka HTML ee la adeegsadey. Xeerka loo yaqaan DOCTYPE waxa uu suurtagal ka dhigayaa in browser-ku fahmo nooca HTML-ka ee lagu dhisay website-ka. Waxaana lagu qoraa meesha ugu saraysa xeerarka HTML. Vide-ga... Sii Akhri... »

HTML: Sida Sawirada Loogu Xiriiriyo Website (Casharka 3aad) – Video

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Thursday, March 31, 2011 | 5 Jawaabood

imgg

Casharka labaad ee HTML ku Baro AfSoomaali: Waxaan ku baran doonaa xeerka suurtagalka ka dhiga in sawirada lagu xiriiriyo Website-ka. Waa xeer aad u sahlan, laakiin ka mid ah xeerarka loogu adeegsiga badan yahay, sababtoo ah waxaa marar badan loo baahdaa in qoraallada lagu lammaaniyo sawirro. Video-ga Casharka 3aad hoos ka daawo: FG:... Sii Akhri... »

HTML: Sida Loo Sameeyo Linkiyada Website (Casharka 2aad) – Video

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Tuesday, March 29, 2011 | 3 Jawaabood

HTML ku baro AfSoomaali

HTML Ku Baro AfSoomaali – Casharka 2aad (Video): Casharkan waxaan ku baran doonaa sida loo sameeyo xeerarka isku xiriirinta bogagga website-ka (ama Links). Waana xeer muhiimad weyn u leh qaab dhismeedka website-ka, waayo waa kan suurtagalka ka dhiga in marka la booqdo webnsite laga sii dhexgeli karo qoraalada ku xiriirsan... Sii Akhri... »

FileZilla (FTP): Sida Faylasha loogu Xawilo Website (Video)

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Sunday, March 27, 2011 | 23 Jawaabood

fzilla2

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida Faylasha ama qoraaladda loogu xawilo website. Waxaana adeegsan doonaa barnaamijka FTP, gaar ahaan FileZilla oo ah barnaamij lacag la’aan lagu soo rogan karo, kaas oo suurtagal ka dhigaya in fayalasha laga xawilo computerka oo loo xawilo Server-ka am acomputer yaal meel durugsan oo... Sii Akhri... »

HTML: Casharka 1aad ee HTML Ku Baro AfSoomaali (Video)

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Saturday, March 26, 2011 | 10 Jawaabood

HTML ku baro AfSoomaali

Casharkan oo ah qaybtii kowaad ee barashada HTML waxa uu si gaar ah ugu saabsan yahay xeerarka gundhigga u ah barashada HTML. Casharkani waxa uu bilow u yahay qaabka loo qoro xeerarka HTML oo ah xeerarka suurtagalka ka dhiga ee shaashadda laga daalacdo qoraallada lagu qoro website-ka. Haddaba Casharkan 1aad oo aan u kala qaybiyey... Sii Akhri... »

Tab & Xeelad: Sida Loo Duubo Shaashadda Computer-ka

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Thursday, March 24, 2011 | 5 Jawaabood

duubis

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida loo duubo shaashadda computer-ka (oo loo duubiya sida Video), waxaana baran doonaa farsamada la adeegsado iyo barnaamijyada loo baahan yahay si video la duubayo uu u noqdo mid tayo leh. Maadaama casrigan uu computer-ku muhiim u noqday faafinta cilmiga iyo macluumaadka kala duwan, waxaa siyaadey... Sii Akhri... »

HTML: Hordhaca Casharrada HTML Ku Baro AfSoomaali

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Tuesday, March 22, 2011 | 4 Jawaabood

hordhac_html

HTML Ku Baro AfSoomaali: Waa casharro toddobaadle ah oo ku saabsan dhismaha website-ka ayadoo la adeegsanayo xeerarka asaaska u ah qaab dhismeedka website-ka, casharradaas oo ah Video (ama muuqaal). Waxaa jiray casharro hore ooku saabsan HTML oo aan qoray sannadkii 1999, casharrdaas oo ahaa qoraal oo ilaa hadda ay dad badani... Sii Akhri... »

Xeerka lagu ogaado Tirada Dadka soo booqda Website-ka

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Monday, March 21, 2011 | 1 Jawaab

titinweb4

Google Analytics: Si loo ogaado tirada dadka soo booqda website-ka iyo dalalka ay ka soo booqdeen, waxaa la adeegsadaa barnaamijyo arrrintaas suurtagal ka dhigaya. Casharkan ayaaan ku baran doonaa mid ka mid barnaamijyada ugu caansan ee la adeegsado oo ah Google Analytics. Google Analytics waa barnaamij lacag la’aan... Sii Akhri... »

WordPress Plugin: Sida loo sameeyo Suaalaha iyo jawaabaha QUIZ

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Sunday, March 13, 2011 | 2 Jawaabood

quiz

Casharkan waxa uu ku saabsan yahay sida loo sameeyo su’aalo iyo jawaabo u qoran qaabka imtixaanka (QUIZ) ayadoo la adeegsanayo barnaamijka WordPress, gaar ahaan waxaan adeegsan doonaa barnaamijyo lagu siyaadiyo WordPress (Plugin) kuwaas oo sahlaya sida loo sameeyo suaalaha oo akhristayaashu ka jawaabayaan.. Qaabkaas su’aalaha... Sii Akhri... »

Video: Casharka 7aad ee OpenOffice: Xisaab Xirka Mashruuc ama Community

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Friday, January 28, 2011 | Jawaab

oocashar7

Casharkan oo daba socda casharradii hore waxaan ku baran doonaa qaab fudud oo loo maareeyo, loona xisaabin karno kharashka soo xerooda iyo kharashka baxa ee mashruuc ama jaaliyad (Community) iwm. Waxaana casharka ku muujin doonaa qaab xisaab ah iyo shaxan ama graph isku xiriirsan. Video ka daawo halkan (blipTV) ama Halkan (mp4). Ama... Sii Akhri... »

Video: Casharka 6aad ee OpenOffice: Sida loo sameeyo Shaxanka ama Chart

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Friday, January 21, 2011 | 2 Jawaabood

oocashar6

Marka la samaynayo shaxan (chart) waxaa muhiimad la siiyaa xogta la soo bandhigi doono iyo dhambaalka ay xambaarsan tahay in uu noqdo mid si fudud loo fahmi karo. Casharkan ayaana ku baran doonaa sida loo sameeyo shaxan ka tarjumaya xogta aan doonaynayo in la muujiyo. Shaxanka la samayanayo waxa uu leeyahay noocyo kala duwan,... Sii Akhri... »

Video: Casharka 5aad ee OpenOffice: Xisaabinta Boqolleyda iyo Sakada

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Saturday, January 15, 2011 | 9 Jawaabood

oocashar5

Casharkan waxaan ku baran doonaa guud mar ku saabsan hab xisaabedka boqolleyda inagoo adeegsan doona OpenOffice Calc. Waxaan xisaabin doonaa inta boqolkiiba lacagta la faa’iidey marka asaaska laga dhigo lacag raasumaal ah oo alaab lagu iibiyey, isla markaasna alaabtii  lasii iibiyey oo lacag laga macaashay. Waxa kale... Sii Akhri... »

Video: Casharka 4aad ee OpenOffice: Nidaaminta iyo Samaynta Warqad Xisaabeed Guud

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Friday, January 14, 2011 | 2 Jawaabood

oocashar4

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida loo sameeyo xaashi (sheet) xisaabeed cusub ee oo lagu qorayo xisaabta guud ee ka imanaya  dhawr waraaqood. Marka la adeegsanayo barnaamij xisaabeedka OpenOffice, waxaa marar badan loo baahdaa in la sameeyo dhawr xaashidood oo lagu qoro xisaabo kala duwan, kaddibna hal xaashi lagu soo koobo... Sii Akhri... »

Video: Casharka 3aad ee OpenOffice: Isku dhufashada xisaabta

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Sunday, January 9, 2011 | 10 Jawaabood

oocashar3

Casharka saddexaad waxa uu ku saabsan yahay adeegsiga hab xisaabeedka kala duwan, sida isku dhufashada iyo qaabka loo adeegsado. Gaar ahaan waxaan baran doonaa xeerarka asaaska u ah hab xisaabeedka OpenOffice Calc sida: Xeerka isku dhufashada oo la adeegsado calaamadda * oo ah marka la isla riixo batoonka Teebka (Keyboard-ka)... Sii Akhri... »

Video: Casharka 2aad ee OpenOffice: Isku darka xisaabta

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Friday, January 7, 2011 | 4 Jawaabood

oocashar2

Casharka labaad waxaan ku baran doonaa waxyaabaha asaaska u ah adeegsiga barnaamij xisaabeedka OpenOffice Calc, gaar ahaan sida la isugu daro xisaabta iyo sida loogu qoro: Qoraalka (Text) Xisaabta (tirada), iyo Qaacidada (Formula) Waxaan casharkani muhiimada saarayaa asaaska hore ee isku darka xisaabta ayadoo la adeegsanayo... Sii Akhri... »

Video: OpenOffice – Casharka 1aad: Guud mar Barnaamijka OpenOffice

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Sunday, January 2, 2011 | 5 Jawaabood

oocashar1

Ka hor inta aynaan dhex gelin adeegsiga barnaamij Xisaabeedka  OpenOffice Calc, waxaa muhiim ah in aan guud mar ku samayno muuqaalka guud ee barnaamijka OpenOffice, taasi waxay inaga caawin doontaa in adeegsiga barnaamijku uu inoo sahlanaado. FG. Haddii shaashadda Video-gu kugu yartahay, waxaad eegtaa qormada iyo sawirka muujinaya... Sii Akhri... »

Video: Hordhac – Xaggee ka soo rogan kartaa Barnaamijka OpenOffice

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Sunday, January 2, 2011 | 2 Jawaabood

oofice

Casharkani waxa uu hordhac u yahay casharro xiriir ah oo ku saabsan Barnaamijka OpenOffice. Gaar ahaan barnaamijka Spreadsheet (Calc) oo u dhigma Excel, oo ah barnaamij lagu maareeyo hab  xisaabeedka fudud ilaa xisaabta heerka ugu saraysa ee lagu kala hago mashaariicda waaweyn. Haddaba ka hor inta aynaan bilaabin casharrada... Sii Akhri... »

Ku Soo Dhawaada Website AqoonKaal.com oo dib u habayn lagu sameeyay

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Friday, December 31, 2010 | 8 Jawaabood

cexceel

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Akhristayaasha qiimaha badan waxan la socodsiinaynaa in dib u habayn lagu sameeyey website-ka AqoonKaal.com. Waxa kale oo dib u habayn lagu sameeyey casharrada aan halkan ku soo gudbin doono ee la xiriira Cilmiga Computerka iyo Farsamada Casriga ah oo ku qoran AfSoomaali, si aan... Sii Akhri... »

Aqoon Kaal: Qaybta waxaan ku daabaci doonaa wixii Video ee la xiriira casharada

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Friday, December 31, 2010 | 5 Jawaabood

sawir

Qaybtan AqoonKaal.com waxaan ku daabaci doonaa wixii Video waxbarasho ee la xiriira casharada ku saabsan computerka iyo farsamada casriga ah. Insha Allah. Sii Akhri... »

Aqoon Kaal: Qaybta Waxaad ku daabaci doonaa macluumaadka Teknoolojiyada

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Friday, December 31, 2010 | 4 Jawaabood

sawir

Qaybtan AqoonKaal.com waan ku daabaci doonaa macluumaad wixii ku saabsan Technolojiyada, Intii Allah na waafajiyo. Sii Akhri... »

Aqoon Kaal : Macluumaad la xiriira Computerka (Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan)

Daabace: Maxamed Cali | Taariikh: Friday, December 31, 2010 | 7 Jawaabood

sawir

Qaybtan waxay ku saabsan tahay macluumaadka la xiriira computerka. AqoonKaal.com waxa uu halkan ku soo gudbin doonaa macluumaadka la xiriira computerka. Murti Soomaaliyeed oo ku saabsan AQOONTA: Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan ama Aqoon La’aani Waa Iftiin La’aan AQOON KAAL Waa website Aqoon Kororsi... Sii Akhri... »