Sida Loo Xisaabiyo Faa’iidada iyo Kharashka Kubaxa Shirkad Gaariga Xamuulka (Trucking Company)

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Wednesday, March 10, 2021 | 2 Jawaabood

« | »

#AQOONKAAL – Casharkan wuxuu kusaabsan yahay sida excel loogu xisaabiyo kharashka ku baxa shirkad xamuulka qaadda (Trucking Company) oo ka hawl galay Maraykanka. Faa’iida oo shaxan ama graph lagu muujinayo iyo kharashka bil kasta iyo sannadka xisaab xirka oo si toos loo xisaabinayo. CASHARKANI wuxuu qayb ka yahay Excel ku baro af soomaali.

Daawo

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Bookmark and Share

2 Jawaabood

  1. Asc Mclin.
    Waxaan rajeymaayaa inaad cfmd qabto. Waxaan ahay arday cusub oo ku nool Kenya qaasatan qaaxootiga dhadhaab. Aan uga faideysto fursadan inaan kuu mahad celiyo waayo Alle umbaa qiyaasi karo sidaad ii caawisay xili aan garab u baahnaa. Waxaan hadda baranayaa Web Development waxaan dhaman soo dajistay casharadaada Web dsgn iyo html and css. Alle haku dhawro hana ku xafido adiga iyo qoyskaagaba. May Allah open all the doors of jannah for you and your family.
    Casharkana waan dajisan doona i.a. lkn waxan jclaan lahaa inaan si qaas ah suaalo kuu waydiiyo ama talo sida qalad yar markan galo aad iga saxdo intan html coding ka sameynayo. Fadlan hadaad awoodo Email ahaan igusoo jawab. Mahadsanid jawaab ayaan kaa filayaa.

    • Mohamed Ali - AqoonKaal says:

      walaal Farah waa ku faraxsanahay in aad ka faa’iidey casharrada webka ku qoran, waana niyad sami weyn in laga faa’iidey casharro aan daabacay, adigana waxaan kuu rajaynayaa in cilmiga aad ka faa’iidey uu ku anfaco adduun iyo aakhiro.

      Emailkayga waatan ku qoran dhanka hoose ee websiteka.

Qor Jawaabtaada