Aqoon Kaal: Qaybta waxaan ku daabaci doonaa wixii Video ee la xiriira casharada

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, December 31, 2010 | 11 Jawaabood

« | »

Qaybtan AqoonKaal.com waxaan ku daabaci doonaa wixii Video waxbarasho ee la xiriira casharada ku saabsan computerka iyo farsamada casriga ah. Insha Allah.

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Bookmark and Share

11 Jawaabood

  1. ahmed says:

    a/s/c walaal waad ku mahadsantihiin casharadan aad bixinaysaan jisaa allaah walaalayaal

  2. waa madasantihin lakiin waxan idin kacod sanayanaaa in aad nabartaaaaaaaaan sida loo smayeeeeeee websitka

    • Maxamed Cali says:

      walaal akhri casharada HTML ku baro Afsoomaali iyo casharrada webdesign ku baro afsoomaali oo ku qoran AqoonKaal.com

  3. Cabdi says:

    Walal waa mahadsantahin.lakiin waxa raba inad igacawisan.sida websit loodhisilahaa.ok

  4. abdiaziz says:

    asc. walal aad baad ugu mahadsantihiin sida wanaagsan ee aad bulshadiina ugu faa iidaynaysiin ajar allaha inga siiyo

  5. Marka hore waxaan ku bilaabaya magaca ilaahay idinkana idiin suuro galiyay inaad samaysaan wepsite kan aada u wanaagsan ilaahayna ha idiinka jasaail siiyo intaad wax baraysaan sida anigiyo dad badan oo ka faa’daysanayaba anigu waxan ahay arday dhigta jaamacada admas university hargeisa especially faculty if I C T waxaan u mahadnaqayaa marka laga imaado ilaahay Maxamed cali oo tech iyo admin ba ka ah wep kan marka xiga waxaan jecaahay inaad wepka noogu soo dartaan caasharada sida c++ one iyo two oo pase ka hoose ah iyo qaarkale waanad mahadsan tihiin ilaaahayna ha idinkla garab galo sidad dadka ula shaqaysaan gaar ahaan bahda I C T GA ggo luck

  6. cabduqaadir says:

    asc macalin : maxamed ali
    magaceyga wa:cbduqaadir
    waxaan ku noolahay :jaziirada :malta
    waxan kacod san laa in aad iga sadcid c++ casharadiisa

  7. yusuf says:

    marka hore waad salaamantahay macalin maxamed
    waxaan aad u jeclaan lahaa in aad iga caawiso barashadda borogaramada applications khaasatan kuwii ugu dambeeyey

  8. Ayaan qaali says:

    walaal waad ku mahadsantihiin casharadaad bixinaysan si hagar laa”ana tasiina sumacaad weyn ayeey idin tahay hadaad tihiin bahda aqoonkaal Aan ka gudbo waxan doonaya inaad video nagu siisana sida viper loo sameeyo

  9. Waad salaamantahay macalin mohamed
    Runtii waxbadan baanu ka faaidney casharadan aad noo gudbisey balse waxan xiiseynayna inaad noo soo kordhiso PHP

Jawaab u qor mahaxamed cisman