Aqoon Kaal: Qaybta Waxaad ku daabaci doonaa macluumaadka Teknoolojiyada

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, December 31, 2010 | 13 Jawaabood

« | »

Qaybtan AqoonKaal.com waan ku daabaci doonaa macluumaad wixii ku saabsan Technolojiyada, Intii Allah na waafajiyo.

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Bookmark and Share

13 Jawaabood

  1. cabdiwahaab says:

    waxaan rabaa inaan computer aan barto anigoo aanay qarash iigaga bixin insha alaah waxaan filaan inaad isoo aqbali doontaan

  2. Ahmed Abdullahi Hassan says:

    Asc walalayaal aad ayaad u mahad santihiin sida wanaagsan ee aad nooga caawisaan Barashada Computerka.
    Anigoo ah Ahmed aad ayaan u xiisaynayaa in aan barto Computerka oo aan noqdo Informatiker hada waxaan dhigtaa school lagu barto computerka laakiin language aan ku barto ayaa aad iigu adag waa Germany language inshaa alaah waxaan rajeynayaa codsigayaga in aad iga aqbali doontaan

  3. Asc shabakada aqoon kaal wad salaman tihiin

  4. Wad ku mahad santihin saad bulshada ula dadalay siin waxanna kamid ahay ardayda barna mijkan kutixan,

    • farxaan says:

      asc gaar ahaan waxaan salaamayaa macalinka
      anigu makaceega layiraahdo farxaan baraamijkaan waxbadan ayaan kafahmay waana kumahadsantihiin
      waxaan adinleeyahay barnaamijo badan kusoo dara, asc nabadkalyo

    • Maxamed Cali says:

      ASC walaal mahadsanid walaal, waana ku dadaalayaa in aan barnaamijyo badan kusoo daro.

  5. dahir macalin maxamud says:

    waad ku mahad santihin walalayalo bulshada saad wax ubartin

  6. mustafe says:

    noo siyaadiya haddii alla idmo

  7. abdirahman says:

    ASC walaal waad ku mahadsantihiin sidaad wax u barteen dhalinta af soomaliga ku hadla aad iyo aad ayaanu wax uga faa.idnay cashardan

    thanks teacher

  8. c/raxmaan says:

    waad mahad san ti hiin waayo bul shada soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankeenii hooyo mahaystaan wax waxbarasha
    sidaa darteed Waad ku mahad san tihiin dadka oo aad si biilaash uga faa idaysanaya

  9. axmed says:

    bismilaahi raxmaani raxiim wabihi nastaciinu calaa umuuri dunyaa wadiin wasalalaahu wasallama calaa man laa nabiya bacdahu Asalaamu caykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu waad ku mahadsan tihiin wakhtigiina qaaliga ah ee aad siiseen walaalihiina soomaaliyeed waxaanan idiinku dhiiri galinayaa in aad dadaalkaa halkaa aad ka sii wadaan allaahna waxa aan idiin waydiinayaa in uu miisaanka xasanaaadka idinku daro waadna mahadsan tihiin markale wabillaahi towfiiq wasalaamu calaykum waraxma tulaahi wabarakaatuhu

  10. muxsin bashiir dooxajoog says:

    aad iyo aad ayaad umahadsantihiin walaalaha aqoonkaal

Qor Jawaabtaada