Sida Codka (MP3) Loo Geliyo WordPress-ka

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Thursday, June 21, 2012 | 6 Jawaabood

Casharkan kooban waxaan ku baran doonaa sida codka oo ah MP3 loo geliyo website ku dhisan WordPress. Nidaamka ugu sahlan ee codka loo geliyo WordPress-ka waa in codka marka hore lagu shubo khaanad gaar ah oo ka mid ah website-ka. Waxaana codka lagu xawili karaa FTP (sida FileZilla). Markaas si codkii toos looga dhegeysan karo... Sii Akhri... »

TAB iyo XEELAD: Sidee WordPress-ka looga Xannibi Karaa Jawaabaha ay soo diraan Shuftada Internetka (Spam)

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Saturday, June 9, 2012 | 9 Jawaabood

Waxaa website-kayga lagu wareeriyey jawaabo (Comments Spam) ay soo dirayaan shufto, ayagoo ku soo diraya  qaybta jawaabaha  ee WodPress, maxaan iskaga difaacaa? Sidee loo xannibi karaa ‘Comments-ka’ ay soo diraan shuftada internetka? Barnamij noocee ah ayaa website-ka lagaga xannibi karaa Jawaabaha Spam-ka ah? Waxaa... Sii Akhri... »

Sidee Loo Xaddidi karaa Saacadaha aysan Carruurtu Geli Karin Computerka

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Tuesday, February 21, 2012 | 24 Jawaabood

Barnaamijka Parental Controls ee Windows – Waalidiin badan ayaa waxaa dhici karta in ay ka walaacsan yihiin saacadaha ay carruurtoodu ku jiraan computerka. Haddaba waxaa jira barnaamij aad u sahlan oo suurtagal ka dhigaya in la xaddido saacadaha ama waqtiyada ay carruurtu geli karaan computerka. Barnaamijkaas ay waalidku... Sii Akhri... »

Sidee Youtube Looga xannibi karaa Aflaanta Anshaxa xun

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Monday, February 13, 2012 | 15 Jawaabood

Sidee carruurtaada uga difaaci kartaa video-yada anshaxa xun ee ku jira Youtube. Websiteka Youtube waxaa maalintii laga daawadaa 3 billion oo video kuwaas oo ay ku jiraan video-yo laga kororsan karo cilmi iyo aqoon farsamo. Laakiin waxaa kale oo ku jiri kara video anshax xun ama aan ku haboonaynin carruurtu daawadaan. Mulkiilayaasha... Sii Akhri... »

Sidee Computerka Looga Xanibi karaa Websiteyada Aflaanta Anshaxa Xun

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Sunday, February 5, 2012 | 34 Jawaabood

“Carruurtaada ka difaac website-yada Anshaxa Xun”.. Internetka waxaa ka buuxa macluumaad wax tar leh. Waxaa taas garab socda in ay ka buuxaan waxyaabo aad halis u ah iyo kuwo anshax ahaan khatar ah oo aan u wanaagsanayn koritaanka caqliga ama maskaxeedka carruurta iyo amaankooda naf ahaaneedba. Sidaas ayey lagama... Sii Akhri... »

Video: Qaybta 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad: Sidee WordPress loogu sameeyaa Foomka Shaqada ama Foomka Xiriirka

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Saturday, January 28, 2012 | 16 Jawaabood

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida website ku dhisan WordPress loogu samaayo foom loo adeegsan karo xirirkama shaqada. Waxaa marar badan dhacda in shirkadaha ama hay’adaha u baahdaan in dad shaqaalaysiiyaan, sidaas daraadeedna ay lagama maarmaan noqoto in website-ka shirkadda lagu dhejiyo foom ay dadka shaqo doonka ahi... Sii Akhri... »

Video: Sidee Gmail looga sameeyaa Emailo u khaas ah Websitekaaga

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Monday, January 23, 2012 | 15 Jawaabood

Sida Gmail looga Sameeyo Email webkaaga ku suntan : Casharkan waxaan ku baran doonaa sida Gmail looga sameeyo emailo u khaas ah websitekaaga, waxaana Emailkaagu noqoneysaa: adiga@websitekaaga.com, halkii aad ka adeegsan lahayd adiga@gmail.com. Arrintaas si loo hirgeliyo, taallaabooyinka la qaado waxaa ka mid ah: In la diiwaan... Sii Akhri... »

DIGNIIN: Virus halis ah oo Computerada ka Xanibaya Khadka Internetka marka la gaaro July 9, 2012

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Thursday, January 19, 2012 | 9 Jawaabood

Sidee ku ogaan kartaa in uu Computer-kaaga aafeeyey viruska “DNS Changer”, kaas oo xanibaya khadka Internetka July 9, 2012 Kumanyaal computer ayaa waxaa dhici karta in ay Isniinta (July 9, 2012) ku xiriirsami waayaan khadka Internetka, arrintaas oo la xiriirta virus bedelaya Cinwaanka (DNS) computerka. Virus-kan... Sii Akhri... »

Video: Sidee si Ammaan ah Qoraallada Loogu xawili karaa Website ayadoo la adeegsanayo FileZilla

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Wednesday, January 18, 2012 | Jawaab

Tab iyo Xeelad:  Sidee qoraal loogu xawilaa website ayadoo laga taxadaro shuftada Internetka. Waxaa Internetka ku sii badanaya shuftada dhexda ka dafa xogta, gaar ahaan marka qoraallada lagu xawilayo website ama laga soo xawilayo. Waana marka la adeegsanayo FTP caadiga ah ee aan ammaanka ahayn. Sidii aan casharadii hore ugu... Sii Akhri... »

Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 8aad

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Sunday, July 24, 2011 | 48 Jawaabood

Casharkan waa kii 8aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri... »

Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 7aad

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, July 22, 2011 | 7 Jawaabood

Casharkan waa kii 7aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri... »

Webdesign Ku Baro Af-Soomaali: Casharka 6aad

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Wednesday, July 20, 2011 | 9 Jawaabood

Casharkan waa kii 6aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign Ku Baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com.. Casharadan waxay asaas u yihiin xeerarka suurtagalka ka dhiga in la sameeyo qaabka guud ee uu ku soo baxayo website-ka (ama website layout). Video-ga... Sii Akhri... »