Eray-bixin iyo Talo-bixin ku saabsan Habraaca Buug Qorista iyo Daabacaadda

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, January 1, 2016 | 39 Jawaabood

#AQOONKAAL.COM – Waxaan dhexda kaga jiraa qorista buug aan cinwaan uga dhigi doono “Self-Publishing Ku Baro Af-Soomaali“, (talada akhristayaasha kaddib waxaan cinwaankaas hore ku bedelayaa cinwaankan) HABRAACA BUUG QORISTA, waana buug ku saabsan “sida loo qoro, loona daabaco buug”. Haddaba markaan... Sii Akhri... »

Soo rogo Windows 10 ka hor July 29, 2016 – wixii ka dambeeya waxay noqon Lacag

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, July 24, 2015 | 11 Jawaabood

Haddii aad weli adeegsatid computer ku shaqeeya Windows 7 iyo Windows 8.1, waxaad fursad u haystaa ilaa laga gaarayo July 29, 2016 in aad lacag la’aan kusoo rogatid Windows 10. Wixii ka dambeeya July 29, 2016 markaas Windows 10 waxay noqon doontaa lacag. Sidaas daraadeed yeysan ku dhaafin fursaddaasi haddii aad adeegsatid... Sii Akhri... »

Hargeysa oo Sannadkii Labaad Noqotay Magaalada Akhristayaasha ugu badani ka soo Booqdaan AqoonKaal.com

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Thursday, January 1, 2015 | 21 Jawaabood

Waxaana soo caga-cageynaysa Muqdisho oo akhristayaasheedu soo badanayaan .. Website-ka AqoonKaal.com waxaa la asaasay March 17, 2006, ilaa xilligaas waxaan ku daabacay qoraallo la xiriirta aqoonta farsamada Teknoolojiyada, gaar ahaan cilmiga la xiriira computerka si ay uga faa’iidaan mujtamaca Soomaaliyeed. Haddaba markii... Sii Akhri... »

Waa maxay “Premium Domain”

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Thursday, November 27, 2014 | 7 Jawaabood

#aqoonkaal Su’aal uu akhriste isoo weydiiyey ayaa u qornayd sidan: Walaal waxaa ii sheegtaa waxa lagala jeedo Premium Domain. Ma domain la iibsanayaa mise waa kiro oo magaca qiimaha meesha ku qoran – tusaale ahaan waa 400 Doolar, yacni sanad walba miyaa layga doonayaa mise waa lacag aan ku iibsanayo oo hal mar la... Sii Akhri... »

Sida Loo Xannibo Xayeysiiska aan wax laga akhrisan karin ee ku jira Website-yada, Youtube iyo Facebook

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Wednesday, August 13, 2014 | 50 Jawaabood

#AQOONKAAL – Akhriste ka mid ah AqoonKaal.com ayaa isoo weydiiyey su’aashan “Walaal waxaa idhibay markaan aqrisanayo aqbaaraha xayeysiin ee sideen isaga xanibaa?” Waxa kale oo aan marar badan arkay ayadoo laga cabanayo xayaysiiska faraha badan ee websiteyada laga buuxiyo, oo qoraallada gees kasta lagaga... Sii Akhri... »

Cod aysan maqli karin dadka da’doodu ka weyn tahay 30-jir, laakiin ay maqli karaan dhallinyarada oo u adeegsada telefoonka

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, July 4, 2014 | 15 Jawaabood

#AqoonKaal.com: Qoraalkan oo ah aqoon kororsi, waxaan ku saabsan yahay maqal ama codka ay maqli karaan dhallinyarada, kaas oo dhallinyaradu u adeegsadaan telefoonada si waalidku aysan u maqlin marka telefoonku soo dhacayo. Maqalka Dhalliyarada Ayadoo laga duulayo nidaamkaas hirarka Rakaadkiisu sarreeyo ee aan dadka da’da... Sii Akhri... »

Sida Lagu garto in la Xaday Lambarka Kaadhka Aqoonsiga Carruurta (Social Security Number) iyo sida looga hor tago

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Thursday, May 29, 2014 | 10 Jawaabood

Hordhac #AqoonKaal.com: Ma ogtahay in lambarka kaadhka aqoonsiga canugaaga (ee loo yaqaan Social Security Number) haddii tuugo helaan ay ku furan karaan akoon bangi, credit card, ku dalban karaan deyn ama adeeg, ku kiraysan karaan guri, ku dalban karan caawinaadda dawladda, ku gadan karaan baabuur ama ku iibsadaan telefoonka... Sii Akhri... »

Carruurtaada Bar Wax Akhriska, Ogowna “Waqti ayey Qaadanaysaa”

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Monday, April 28, 2014 | 22 Jawaabood

#AqoonKaal.com: Nin ayaa go’aansaday in uu beerto geed timir ah oo khaas u ah. Waxa uu deyrka gurigiisa ka cabirtay dhul bedkiisu yaha 6 mitir x 6 mitir oo murabac ah. Dhawr maalmood ayuu meeshaas qoday si uu carrada iyo dhoobada u jilciyo, ilaa nus mitir ayuu hoos u qoday, si taxadar leh ayuuna ugu beeray iniinyaha ama lafta... Sii Akhri... »

Sida Video Youtube ah loogu soo rogto Computerka

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, April 18, 2014 | 21 Jawaabood

Akhriste ka mid ah #AqoonKaal.com ayaa isooo weydiiyey “Sidee video/muxaadaro ku jirta Youtube loogu soo rogo computerka/PC, kaddibna loogu xawilo ama loogu shubo iPhone/iPad. Barnaamijyo nooce ah ayaana la adeegsadaa.” Jawaabta su’aashaas waxaan kaga bogan doonaa qoraalkan ee “Guntiga Dhiisha Iskaga... Sii Akhri... »

Waa Maxay Faraqa u Dhaxeeya Bcc iyo Cc ee Marka La Dirayo Emailka?

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Monday, March 10, 2014 | 18 Jawaabood

Tab iyo Xeelad: Su’aal & Jawaab: Akhriste ka mid ah AqoonKaal.com ayaa isoo weydiiyey su’aashan “maxaa loola jeedaa Cc iyo Bcc markaad message u diraysid Email – ii faahfaahi”. Haddaba, su’aashaas waxaan uga jawaabayaa si caam ah, si akhritayaasha oo dhammi uga kororsadaan aqoon guud ama... Sii Akhri... »

Sida Loo Qoro Qoraallada, oo loo Turxaan bixiyo

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Saturday, March 8, 2014 | 18 Jawaabood

FG: Qoraalkan waxaan qoray 2003, sida aad ku arki-doontid qaybta hoose ee sixitaankana waxaa muhiim ah (oo waqti qaata) waa sidii loo turxaan bixin lahaa qoraalka, loona sixi lahaa. Qaabka Loo Qoro Wararka, Faallooyinka iyo Ra’yiga ______________________________________ WQ. Maxamed Cali aqoonkaal@gmail.com Minneapolis,... Sii Akhri... »

Evernote: Waa Barnaamij Suurtageliya Qoraal Lagu Kaydiyey Computer in Lagala soo bixi karo Computer kale

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Thursday, February 20, 2014 | 23 Jawaabood

Qoraalkan AqoonKaal.com waxaan ku baran doonaa “Evernote” oo ah barnaamij loo adeegsado in lagu qoro qoraallada, islamarkaasna lagu kaydiyo. Waxana uu suurtagal ka dhigaa qoraalka aad ku kaydsatay in aad kala soo bixi kartid Computer kasta oo ku xiriirsan Internetka. Evernote waxaa uu kamid yahay barnaamijyada ugu... Sii Akhri... »