Video: Casharka 4aad ee OpenOffice: Nidaaminta iyo Samaynta Warqad Xisaabeed Guud
Casharkan waxaan ku baran doonaa sida loo sameeyo xaashi (sheet) xisaabeed cusub ee oo lagu qorayo xisaabta guud ee ka imanaya dhawr waraaqood. Marka la adeegsanayo barnaamij xisaabeedka OpenOffice, waxaa marar badan loo baahdaa in la sameeyo dhawr xaashidood oo lagu qoro xisaabo kala duwan, kaddibna hal xaashi lagu soo koobo... Sii Akhri...
Video: Casharka 3aad ee OpenOffice: Isku dhufashada xisaabta
Casharka saddexaad waxa uu ku saabsan yahay adeegsiga hab xisaabeedka kala duwan, sida isku dhufashada iyo qaabka loo adeegsado. Gaar ahaan waxaan baran doonaa xeerarka asaaska u ah hab xisaabeedka OpenOffice Calc sida: Xeerka isku dhufashada oo la adeegsado calaamadda * oo ah marka la isla riixo batoonka Teebka (Keyboard-ka)... Sii Akhri...
Video: Casharka 2aad ee OpenOffice: Isku darka xisaabta
Casharka labaad waxaan ku baran doonaa waxyaabaha asaaska u ah adeegsiga barnaamij xisaabeedka OpenOffice Calc, gaar ahaan sida la isugu daro xisaabta iyo sida loogu qoro: Qoraalka (Text) Xisaabta (tirada), iyo Qaacidada (Formula) Waxaan casharkani muhiimada saarayaa asaaska hore ee isku darka xisaabta ayadoo la adeegsanayo... Sii Akhri...
Video: OpenOffice – Casharka 1aad: Guud mar Barnaamijka OpenOffice
Ka hor inta aynaan dhex gelin adeegsiga barnaamij Xisaabeedka OpenOffice Calc, waxaa muhiim ah in aan guud mar ku samayno muuqaalka guud ee barnaamijka OpenOffice, taasi waxay inaga caawin doontaa in adeegsiga barnaamijku uu inoo sahlanaado. FG. Haddii shaashadda Video-gu kugu yartahay, waxaad eegtaa qormada iyo sawirka muujinaya... Sii Akhri...
Video: Hordhac – Xaggee ka soo rogan kartaa Barnaamijka OpenOffice
Casharkani waxa uu hordhac u yahay casharro xiriir ah oo ku saabsan Barnaamijka OpenOffice. Gaar ahaan barnaamijka Spreadsheet (Calc) oo u dhigma Excel, oo ah barnaamij lagu maareeyo hab xisaabeedka fudud ilaa xisaabta heerka ugu saraysa ee lagu kala hago mashaariicda waaweyn. Haddaba ka hor inta aynaan bilaabin casharrada... Sii Akhri...
Ku Soo Dhawaada Website AqoonKaal.com oo dib u habayn lagu sameeyay
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Akhristayaasha qiimaha badan waxan la socodsiinaynaa in dib u habayn lagu sameeyey website-ka AqoonKaal.com. Waxa kale oo dib u habayn lagu sameeyey casharrada aan halkan ku soo gudbin doono ee la xiriira Cilmiga Computerka iyo Farsamada Casriga ah oo ku qoran AfSoomaali, si aan... Sii Akhri...
Aqoon Kaal: Qaybta waxaan ku daabaci doonaa wixii Video ee la xiriira casharada
Qaybtan AqoonKaal.com waxaan ku daabaci doonaa wixii Video waxbarasho ee la xiriira casharada ku saabsan computerka iyo farsamada casriga ah. Insha Allah. Sii Akhri...
Aqoon Kaal: Qaybta Waxaad ku daabaci doonaa macluumaadka Teknoolojiyada
Qaybtan AqoonKaal.com waan ku daabaci doonaa macluumaad wixii ku saabsan Technolojiyada, Intii Allah na waafajiyo. Sii Akhri...
Aqoon Kaal : Macluumaad la xiriira Computerka (Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan)
Qaybtan waxay ku saabsan tahay macluumaadka la xiriira computerka. AqoonKaal.com waxa uu halkan ku soo gudbin doonaa macluumaadka la xiriira computerka. Murti Soomaaliyeed oo ku saabsan AQOONTA: Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan ama Aqoon La’aani Waa Iftiin La’aan AQOON KAAL Waa website Aqoon Kororsi... Sii Akhri...