Videos

Sidee Loo Xaddidi karaa Saacadaha aysan Carruurtu Geli Karin Computerka

saacadxanib

Barnaamijka Parental Controls ee Windows - Waalidiin badan ayaa waxaa dhici karta in ay ka walaacsan yihiin saacadaha ay carruurtoodu ku jiraan computerka. Haddaba waxaa jira barnaamij aad u sahlan oo suurtagal ka dhigaya in la xaddido saacadaha ama waqtiyada ay carruurtu geli karaan computerka. Barnaamijkaas ay waalidku adeegsan... Sii Akhri... »

Sidee Youtube Looga xannibi karaa Aflaanta Anshaxa xun

difaaca carruurta iyo internetka

Sidee carruurtaada uga difaaci kartaa video-yada anshaxa xun ee ku jira Youtube. Websiteka Youtube waxaa maalintii laga daawadaa 3 billion oo video kuwaas oo ay ku jiraan video-yo laga kororsan karo cilmi iyo aqoon farsamo. Laakiin waxaa kale oo ku jiri kara video anshax xun ama aan ku haboonaynin carruurtu daawadaan. Mulkiilayaasha... Sii Akhri... »

Sidee Computerka Looga Xanibi karaa Websiteyada Aflaanta Anshaxa Xun

difaaaca

“Carruurtaada ka difaac website-yada Anshaxa Xun”.. Internetka waxaa ka buuxa macluumaad wax tar leh. Waxaa taas garab socda in ay ka buuxaan waxyaabo aad halis u ah iyo kuwo anshax ahaan khatar ah oo aan u wanaagsanayn koritaanka caqliga ama maskaxeedka carruurta iyo amaankooda naf ahaaneedba. Sidaas ayey lagama... Sii Akhri... »

Video: Qaybta 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad: Sidee WordPress loogu sameeyaa Foomka Shaqada ama Foomka Xiriirka

cf72

Casharkan waxaan ku baran doonaa sida website ku dhisan WordPress loogu samaayo foom loo adeegsan karo xirirkama shaqada. Waxaa marar badan dhacda in shirkadaha ama hay’adaha u baahdaan in dad shaqaalaysiiyaan, sidaas daraadeedna ay lagama maarmaan noqoto in website-ka shirkadda lagu dhejiyo foom ay dadka shaqo doonka ahi... Sii Akhri... »

Video: Sidee Gmail looga sameeyaa Emailo u khaas ah Websitekaaga

gmail0

Sida Gmail looga Sameeyo Email webkaaga ku suntan : Casharkan waxaan ku baran doonaa sida Gmail looga sameeyo emailo u khaas ah websitekaaga, waxaana Emailkaagu noqoneysaa: adiga@websitekaaga.com, halkii aad ka adeegsan lahayd adiga@gmail.com. Arrintaas si loo hirgeliyo, taallaabooyinka la qaado waxaa ka mid ah: In la diiwaan... Sii Akhri... »

Video: Sidee si Ammaan ah Qoraallada Loogu xawili karaa Website ayadoo la adeegsanayo FileZilla

fzilla22

Tab iyo Xeelad:  Sidee qoraal loogu xawilaa website ayadoo laga taxadaro shuftada Internetka. Waxaa Internetka ku sii badanaya shuftada dhexda ka dafa xogta, gaar ahaan marka qoraallada lagu xawilayo website ama laga soo xawilayo. Waana marka la adeegsanayo FTP caadiga ah ee aan ammaanka ahayn. Sidii aan casharadii hore ugu... Sii Akhri... »

Xeerka lagu ogaado Tirada Dadka soo booqda Website-ka

titinweb4

Google Analytics: Si loo ogaado tirada dadka soo booqda website-ka iyo dalalka ay ka soo booqdeen, waxaa la adeegsadaa barnaamijyo arrrintaas suurtagal ka dhigaya. Casharkan ayaaan ku baran doonaa mid ka mid barnaamijyada ugu caansan ee la adeegsado oo ah Google Analytics. Google Analytics waa barnaamij lacag la’aan... Sii Akhri... »

Video: Casharka 3aad ee OpenOffice: Isku dhufashada xisaabta

oocashar3

Casharka saddexaad waxa uu ku saabsan yahay adeegsiga hab xisaabeedka kala duwan, sida isku dhufashada iyo qaabka loo adeegsado. Gaar ahaan waxaan baran doonaa xeerarka asaaska u ah hab xisaabeedka OpenOffice Calc sida: Xeerka isku dhufashada oo la adeegsado calaamadda * oo ah marka la isla riixo batoonka Teebka (Keyboard-ka)... Sii Akhri... »

Video: OpenOffice – Casharka 1aad: Guud mar Barnaamijka OpenOffice

oocashar1

Ka hor inta aynaan dhex gelin adeegsiga barnaamij Xisaabeedka  OpenOffice Calc, waxaa muhiim ah in aan guud mar ku samayno muuqaalka guud ee barnaamijka OpenOffice, taasi waxay inaga caawin doontaa in adeegsiga barnaamijku uu inoo sahlanaado. FG. Haddii shaashadda Video-gu kugu yartahay, waxaad eegtaa qormada iyo sawirka muujinaya... Sii Akhri... »

Video: Hordhac – Xaggee ka soo rogan kartaa Barnaamijka OpenOffice

oofice

Casharkani waxa uu hordhac u yahay casharro xiriir ah oo ku saabsan Barnaamijka OpenOffice. Gaar ahaan barnaamijka Spreadsheet (Calc) oo u dhigma Excel, oo ah barnaamij lagu maareeyo hab  xisaabeedka fudud ilaa xisaabta heerka ugu saraysa ee lagu kala hago mashaariicda waaweyn. Haddaba ka hor inta aynaan bilaabin casharrada... Sii Akhri... »

Aqoon Kaal: Qaybta waxaan ku daabaci doonaa wixii Video ee la xiriira casharada

sawir

Qaybtan AqoonKaal.com waxaan ku daabaci doonaa wixii Video waxbarasho ee la xiriira casharada ku saabsan computerka iyo farsamada casriga ah. Insha Allah. Sii Akhri... »