Tech
Tab & Xeelad: Sida Loo Bedelo Video ku duuban DVD
Casharkan waxaan ku badan doona sida loo bedelo video ku duuban DVD ama CD, islamarkaasna video-gaas loogu xafidi lahaa computerka, haddii loo baahdona lagu xawilo ama lagu daabaco Youtube ama BlipTv iwm. Waxaan adeegsan doonaa barnaamijka Any Video Converter oo ah barnaamij lacag la’aan ah, kaasoo lagu bedelo Video ku... Sii Akhri...
Aqoon Kaal: Qaybta Waxaad ku daabaci doonaa macluumaadka Teknoolojiyada
Qaybtan AqoonKaal.com waan ku daabaci doonaa macluumaad wixii ku saabsan Technolojiyada, Intii Allah na waafajiyo. Sii Akhri...




