Computers

Sida Video Toos ah (LIVE) Loogu Baahiyo YouTube ayada oo La Adeegsanayo OBS Studio

Video toos (LIVE) ah si loogu baahiyo YouTube waa in aad marka hore ogtahay waxyaabaha kaa xannibi kara in aad Live ugu baahiso Youtube-ka, sida: In lagaa gudbiyey cabasho ah in aad jebisey xeerarka u deggan YouTube ee la xiriira baahinta Video-ga, ama in waddanka aad joogto uu ka xanniban yahay habka baahinta tooska ah ee... Sii Akhri... »

7 Saacadood ayaa Dhallinyarada Soomaaliyeed Ku Lumiyaan Internetka Maalin kasta

Dadka ilaa hadda ka qayb qaatay codbixinta ku saabsan waqtiga ku luma internetka ayaa tibaaxay in ay maalin waqti badan kaga lumo dhex-mushaaxa internetka. Codbixinta oo weli furan (halkan riix) waxay muujineysaa in dadka badankoodu ay internetka ku lumiyaan celeclis ahaan 7 saac, 4 saac, iyo 2 saac. Codbixiyaasha... Sii Akhri... »

Immisa Saacadood ayaa Maalintii Kaaga Luma Internetka?

Waqtigii lagu lumin jirey in la iska fadhiyo makhaayadaha shaaha laga cabbo waxaa bedeley in internetka lagu lumiyo saacado badan, gaar ahaan goobaha bulshada (Facebook, Twitter, WattsApp, iwm). Haddaba maadaama aysan jirin cilmibaaris dhab ah oo lagu sameeyey internetka daalacashadiisa waqtiga kaga luma bulshada Soomaalida,... Sii Akhri... »

Ma Jiraa Buug Af-Soomaali Ku Qoran oo Saamayn Wanaagsan Ku Yeeshay Noloshaada?

Akhriska iyo qoraalku muhiimad aad u sareysa ayey u leeyihiin bini’aadamka. Buugaagtana waxaa la isugu gudbiyaa cilmiga, taariikhda, ama dhacdooyinka la doonayo in la diiwaan geliyo si ay ogaadaan jiilasha dambe. Sidoo kale waxaa jira buugaag xambaarsan xigmad, waayo-aragnimo, iyo aqoon kororsi uu akhristahu ka faa’iidayo. Qoritaankii... Sii Akhri... »

Sidee Lagu Furi Karaa Computerka Windows-ka Haddii uu kaa Xirmo ama aad ilowdid furaha?

Computerka (Windows 7, Vista ama XP) haddii uu kaa xirmo, ama aad ilowdid furaha (password) aad ku geli lahayd, sidii aad u furi lahayd wayaan ku baran doonaa casharkan AqoonKaal.com: Soo Koobid: 1. Soo rogo barnaamijka Ophcrack LiveCD: http://ophcrack.sourceforge.net/ waa barnaamij lacag la’aan ah. (Haddii aadan furan... Sii Akhri... »

DIGNIIN: Virus halis ah oo Computerada ka Xanibaya Khadka Internetka marka la gaaro July 9, 2012

Sidee ku ogaan kartaa in uu Computer-kaaga aafeeyey viruska “DNS Changer”, kaas oo xanibaya khadka Internetka July 9, 2012 Kumanyaal computer ayaa waxaa dhici karta in ay Isniinta (July 9, 2012) ku xiriirsami waayaan khadka Internetka, arrintaas oo la xiriirta virus bedelaya Cinwaanka (DNS) computerka. Virus-kan... Sii Akhri... »

Aqoon Kaal : Macluumaad la xiriira Computerka (Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan)

sawir

Qaybtan waxay ku saabsan tahay macluumaadka la xiriira computerka. AqoonKaal.com waxa uu halkan ku soo gudbin doonaa macluumaadka la xiriira computerka. Murti Soomaaliyeed oo ku saabsan AQOONTA: Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan ama Aqoon La’aani Waa Iftiin La’aan AQOON KAAL Waa website Aqoon Kororsi... Sii Akhri... »