Video: Casharka 7aad ee OpenOffice: Xisaab Xirka Mashruuc ama Community

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Friday, January 28, 2011 | 10 Jawaabood

« | »

Casharkan oo daba socda casharradii hore waxaan ku baran doonaa qaab fudud oo loo maareeyo, loona xisaabin karno kharashka soo xerooda iyo kharashka baxa ee mashruuc ama jaaliyad (Community) iwm.

Waxaana casharka ku muujin doonaa qaab xisaab ah iyo shaxan ama graph isku xiriirsan.

Halkan ka eeg Video-yadii hore ee AqoonKaal (GUJI)

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Bookmark and Share

10 Jawaabood

  1. cali says:

    asc Ustaad, aad ayaan kaaga mahad celinayaa sida wanaagsan oo aad aqoontaada nooga faaiideysay Allena hakaa awaal mariyo.
    mida kale Ustaad waxaan jeclaan lahaa inaad noo soo diyaariso barnaamij la yiraahdo SQL oo database ah waana kaa rajeynaa.

    thanks your effort

    • Maxamed Cali says:

      ASC Walaal Video 5aad waxaan geliyey Youtube-ka, waxaana ku xiriiriyey casharka ee makusoo baxayaa oo si wacan ma u daawan kartaa? Fadlan ii xaqiiji in uu kuu daarmayo adigoo mahadsan.

  2. JAMA says:

    waan halkan uga mahadnayaa macalinka ama macalimiinta halkan aqoonta ugu tabarucaya dadka aqoon raadiska ah
    ALLE haydinka amaal mariyo waad helaysaan abaalkiina aqoonta aad dadka ufaaidayseen.

  3. Deeq lucky says:

    Asc teacher aad&aad aya u mahad santahay sida wngsn e halkaan ad ardada somaliyeed wax ku baraysid wlh markan arkay webkan wanku farxay lkn hada kadib waxan noqo dona mid ku tixan duuruustisa
    thanks you teacher maxamed cali .i hope with you long life and better

    • Maxamed Cali says:

      ASC Walaal mahadsanid, kuna soo dhawaw AqoonKaal.com, khayr ayaan kuu rajayanayaa adigana insha Allah.

  4. waxan ahay wiil arday ah waxaan jeclahay Xisibta

  5. aad baan u xiiseeyaa xisaabtka iyo wax yaabaha quseeyo computerka

  6. c/risaaq mooyaale says:

    asc maclin ruuntii waad mahadsantahay
    sii fiican waan kaa faaideystey maxmad siyad!
    thank u very much!

  7. asc macaliminta qaaliga ah waad mahadsantihiiin says:

    thank you very mach

  8. abdirahman osman says:

    from Mogadisho
    asc ustaad runtii waxbadan ayaan kaa faaiidaystay ajar badan allah kusiiyo aqoontaadana allah barakeeyo, haka daalin inaa nala wadaagto marwaliba

Jawaab u qor JAMA