WordPress: Sida Radio Loogu Daro Website ku dhisan WordPress

Daabace: Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh: Sunday, April 24, 2011 | 11 Jawaabood

« | »

Casharkan waxaan ku baran doonaa barnaamij kaabe ah (plugin), oo lacag la’aan ah, kaas oo surtagal ka dhigaya in website ku dhisan WordPress si fudud looga sameyo meel laga dhegeysan karo codka ama Radiye.

Barnaamijka aan adeegsan doono waa “Flash MP3 Player”, waxaana laga soo rogan karaa website-ka WordPress.org.

Video-ga hoos ka daawo:



Macluumaad la xiriira casharka

– Flash MP3 Player: http://wordpress.org/extend/plugins/flash-mp3-player/

« | »

Faafin: AqoonKaal.com

Qoraallada AqoonKaal kala soco: RRS | Email | Twitter | Facebook

Halkudheg:

Bookmark and Share

11 Jawaabood

  1. Xaliimo Cadeey says:

    Why did you ignore my comment?

    • Maxamed Cali says:

      Sis, I am not sure the comment you are referring to. Please be specific so that I could check pereviuos messages.

  2. mustafe says:

    walaal, waad ku mahadsan tahay casharada faa’iidada badan ee aad soo bandhigtay, Ilaahay ha kaa jasaa’i siiyo.

  3. khadar says:

    walaal aad ayaad ugu mahadsantihiin sida wanaagsan ee aad nooga haqabtirteen casharadda computer-da

  4. aad ayaad ugu mahad rasn tihii cashiradiin
    run ahaantii aniga shaqsi ahaan aad ayaaan ugafaa iidey waxaan idin kacod sanaa in aad ilasoo xidhii dhaan si aan

    idiin wey diiyo su aalo yar oo igu taagan

    • Maxamed Cali says:

      ASC Walaal mahadsanid, halkan kuso qor su’aalaha ama emailka qaybta Contact kusoo dir.

  5. Adam Mohamed Kahin says:

    ASC
    walaal waxaad iga dhigteen qof wax garanaaya waliba CSSta shugran walal ilahay khayr haydinsiiyo

  6. abdirisaq ibrahim qeys says:

    ustaad marka hore waxaan kugu salaamaya salaanta islaamka asslamu calaykum intaa kadib masha allaah waxaana kugu bogaadinayaa sida aad hagar li da aad ardeyda somaaliyeed ugu haqabtireyso baahida ay markaa qabaan aad baan runtii websitkaan waxbadn uga faaiday intaan kutaxnaa waxaan rabaa oo aan jeclahy oo dadbadn o ila mid ah ila qabaan fahannay sida losoo galiyo warar webka lkn sidee marka hore codka loosoo galiyaa hada ustaad adiga cod duuban baad soo galisay waxaadna shardi ah tiri in marka hore codka so duubtay sidee loo duubaa ustaad mahadsanid,

  7. nuur kable says:

    masha allah aadbad umahadaantihiin waa cashar waxku oola
    asxabta bayjka waxan waydiin
    QAABKA SAWIR BAGARON WAYN LOOSAARO WORDPRESSKA IGU CAWIYA
    وشكرا

    • Mohamed Ali - AqoonKaal says:

      walaal marka hore mahadsanid, tan kale suaasha si wanaagsan uma fahmin

    • mohamed abdi kaafi aadan says:

      macalin aad iyo aad bad u mahadsantahay run ahaantii cilmi fara badan bn kaa faaiday
      macalin si wanaagsan bn ula socday casharada html ku baro afsomli iyo web design si wanaagsana wan u fahmay mcalin waxaan ka codsanayaa in aad noo bilawdo website lagu dhisayo wordpress

Jawaab u qor khadar